General Duke Posted June 5, 2007 Dayactir Lagu Sameynayo Xarumaha Dowladda Muqdisho(Calanka.com) 04-Juun-2007 Ka Dhageyso Halkan Afhayeenka Dowladda Oo Ka War Bixiya Howlahan Mashaariicdaweb page Mashaariic dhowr ah oo ey ka mid yihiin dayactirka xarumaha dowladda iyo guud ahaan ilaha bilicda caasimadda, mashaariicdan ayaa waxaa maal galinaya qeyb ka mid ah hey`ada UNDP ee qaramada Midoobay. Mashruucyadan ayaa waxaa safar uu dhawaan kaga soo noqday dalka Kenya wasiirka howlaha guud mudane Cabdalla Bos Axmed kala soo hadlay hey`aado caalami ah sida UNDP iyo shirkado kale ee dhismayaal kuwaaso lagu wareejin doono mashaariicdan tirada badan. Mudane Cabdalla ayaa soo hordhigay golaha wasiirada ku dhawaad dhowr iyo toban mashaariic kuwaasoo gidigood ey wada yihiin mashaariic dib u dhiska dalka. calanka.com: - Isha Wararka Xaqiiqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 6, 2007 who needs the old church :confused: :confused: the Ethopians? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted June 6, 2007 ^^ Its from the italian colonial period. If there arent any foreign christians using them, its free to demolish, but if there is, they do have a right to rebuild it. Quote Share this post Link to post Share on other sites