Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Al Shabaab have defeated, humiliated happless Sharif

Recommended Posts

Degmada Kaaraan oo Inteeda Badan Al-shabaab u Gacan gashey (Khariidadda Dagaalka)

Friday, June 19th, 2009 at 10:28 pm

Waxaa galabtey ka dhacay Degamada Kaaraan ee Muqdisho dagaal aad u kharaar kaas oo gacmaha la isula tagey, dagaalkan ayaa la isu adeegsadey noocyada kala gedisan ee hubka iyada oo labada qolo aysan waxba isula harin.

Fiidkii caawa ayaa Al-shaab u suurta gashey in ay soo gaaraan Saldhiga Kaaraan iyo Xaruntii Degmada iyaga oo isku fidiyey xaafadda Kaaraan, jidadkeeda.

Dagaalka Galabta ka dhacay Degmada Kaaraan waxaa ku dhiuntey dad gaaraya 15 qof oo uu ku jiro Xildhibaan Inj.Caddow.

Ciidanka Dawladda ayaa helaya gurmad xoogan waxa ayna isu diyaarinayaan dagaal rogaal celis ah, iyaga oo ka hortagaya in ay horey u soo ruqaansadaan Xoogagag Al-shabaab.

Ciidanka Al-shabaab ee galabta dagaalka xooga leh ka ridey Degmada Kaaraan ayaa lagu soo waramaya in ay u badan yihiin Ciidamo Ajaanib ah kuwaas oo leh khibrad dagaal, waxaa qaybtood ka soo dagaalameen Bosnia, Shiishaan, Kosovo, Afqanistaan iyo Ciraaq.

Dhanka kale Xisbul-Islaam ayaa dagaal iyaguna dhankooda ka bilaabey Degmada Yaaqshiid, waxaana dagaalka xoogiisu ka dhacay Isogeyska Fagax, Dagaalka ka dhacay Yaaqshiid ayeysan labada qolo midna gaarin wax hormar ah.

Degmada Kaaraan ayaa iska leh Istraatiijiyad gaar ah, waxaa ku teedsan xeebta liido buuro dhaadheer kuwaas oo si toos ah ugu muuqda Dekadda MUqdisho, haddii mucaaradku halkaa qabsado waa adagtahay in dawladda ay u suurto gasho in ay dekadda Maamusho waxaana halkaas ku Xirmaaya Dekadda Muqdisho, waana dekadda keliya ee ay Dawladdu Maamusho, Sidoo kale haddii mucaaradku soo gaaro Cabdicasiis iyo Shibis, waa adagtahay in Shiikh Shariif sii fadhiyo Villa Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Damn, Karaan was meant to be the unconquerable base. :confused:

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this