Sign in to follow this  
Cowke

Garowe New Childcare Facility Opening Ceremony. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Wasiirka Cadaaladda Puntland oo Xariga Ka Jaray Xarun Carruurta Lagu Xannaaneeyo oo Laga Furay Garowe

 

(Garowe)RBC: Waxaa lugu qabtay shalay galinedii danbe xarunta Xanaanada Caruuta ee Mishkat Munaasabad xariga looga jarayay Xarun cusub oo loogu talagaly in lugu xanaaneeyo caruurta

 

Xaruntaa ayaa ah xarun ku cusub Magaalada Garowe ee aasimada Puntland waxaana furitaankeeda ka soo qayb galay Masuuliyiin kala duwan oo ka kala socda Maamulka Puntland iyo waalidiin kala duwan.

 

Wasiira wasaaradda Cadaalada Puntland Cabdi Khaliif Xaaji Xusaan oo munaasabadaa xariga ka jaray ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo xarun lugu xanaaneeyo caruurta si loo tarbiyayo .

 

Waxuuna tilmaamay in ay aad u soo dhawaynayan howlahaan lugu doonayo in caruurta lugu xanaaneeyo si caruutaa loo tarbiyayo waxuuna sheegay in loo baahan yahay in caruurta laga taxadiro.

 

Wasiira caadaalada ayaa sheegay in loo baahan yahay in waalidiinta qudhooda ay gacan siiyaan Maamulka xaruntaa si kor loogu qaaado howlahaa hor yaala waxuuna sheegay hadii maamulka la shaqeeyo in caruurtu ay noqon karaan kuwa tarbiyaooda toosto.

 

Munaasabadaa uu xariga ka jaray wasiira cadaalada ayaa daah fur u aheed xarunta xaanada caruuta ee MISHAAT taas oo xaruntii labaad ee laga hirgaliyo Puntland waxana xarunta wayn ay ku taala Magalada Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari.

 

Caasho axmed Yacquub oo ah madxa xaruntaa xaanada caruurta ee MISHKAAT ayaa RBC u sheegtay in ay wadaan qorshaaayl kala duwan oo ay doonayaan in caruutaa tarbiyo loogu helo .

 

Waxa ayna tilmaamtay in xruntaan aay ka aas aasen Magaalada Bosaaso 2004 tii kidib markii ay ragtay baahida dadku u qabaan in loo furo xarun caruuta lugu xanaaneeyo si caruuta loo tababaro .

 

Waxa ayna tilmaamtay in dadaalaan aysan ka caajisi doonin oo aay sii laba jibaari doonaan sidoo kale ayay sheegtay in arintaan ay u tahay bulshada muhiim inkastoo ay sheegtay in ay jiraan dad aan fahan sanayn barnaamijkaan waxa uu yahay.

 

Caasho ayaa sheegtay in xaruntaan ay si toos ah dhawaan duruusta uga bilaabi doonaan waxa ayna ugu yeertay Waalidiinta in caruutooda keenaan si loo tarbiyayo mana jirto cid gacan siinaysa Xaruntaan xanaada caruuta oo ah xarun ka diinwaan gashay Wasaaradda waxbarashada Puntland.

 

Waa markii ugu horaysay ee xarun nuucaan oo kale ah laga furo Magaalada Garowe ee xarunta Puntland

 

RBC NEWS

 

Xafiiska Garowe

 

C/raxmaan ilkacase

 

ggggggggggggNN-300x225.jpg

 

dadiiiiB-300x225.jpg

 

caasho-mU-300x224.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Somaliland is boosting completing successful democratic elections, while certain areas are reporting about day care centers lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Is it a day care or is it a nursery school,either way its a good thing. Early years education is important.

 

A good idea.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this