Sign in to follow this  
Cowke

Crowning Of New King IN Bossaso. Pictures

Recommended Posts

Cowke   

SDC10695-595x446.jpg

 

SDC10707.jpg

 

SDC10712.jpg

 

SDC10716.jpg

 

SDC10717.jpg

 

Beesha Reer Boqor ee Dhishiishe oo Caleemo Saaray Caaqil(Sawirro)

 

March 26, 2010| FEATURED STORIES, NEWS: Category | 7 comments

 

Munaasabadaan ayaa waxaa kasooqayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, maamulka gobolka bari Isimo,odayaal dhaqameedyo, Ganacsato Culimaa’udiin iyo dadweyne kale.

 

Masuuliyiinta ka soo qaybgalay Munaasabadda waxaa kamid ahaa Wasirka Dakadaha Siciid Maxamed Raaje godoomiyaha gobolka bari shiikh cabdi xaafid cali yusuf xildhibaan maxamed xorxorle masuuliyin kasocotay shirkada Isgaarsinta ee Golis iyo masuulinkale oo Igana joobtaasi joogay.

 

Wasiirka Dekadaha Dowlada Puntland Siciid Maxamed Raage oo Munaasabada Caleema saarka hadal kasoo jeediyay ayaa waxaa uu ugu horayn umahad celiyay dadkii kasooqayb galay munaasabadaasi waxaana uu dardaran usoojeediyay caqilka ladoortay in uu xilkiisa sidaacadnimo ku jiro waxaana uu sheegay in xilka uu maanta qaday uu yahay xil aad ubaaxadwayn oo ladunayo in uu si daacad uguto oo uu ka shaqeeyo waxkasta oo horumar uu kujiro waxaana uu intaasi ku darayin ay diyaar u yihiin in ay lashaqeeyan caaqilka oo ay waxbadan ka caawindonaan.

 

Gudoomiyaha gobolka bari Sheekh C/xaafid Cali Yuusuf oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay caleemasarkaan caqil cismaan ismaacil waxaana uu sheeg in uu kusoodhowenayo xafiiska maamulka gobolka bari oo ay diyaar u yihiin in uu lashaqeeyo waxaana uu ka codsaday caqilka in uu ka shaqeeyo amaanka iyo kala damaynta dalka iyo deeganka.

 

Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin oo munaasabadaasi soo xiray ayaa waxaa uu kusooxiray duco uu ugu duceenayay in ilahay uu ududeeyo washa baxada wayn ee maanta loo doortay. Munaasabada ayaa si kastaba kusoo dhamaatay jawi degan iyo sidii loogu talagalay.

 

Munaasabada ayaa si kastaba kusoo dhamaatay jawi degan iyo sidii loogu talagalay.

 

C/salaan Axmed Shire

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this