Jacaylbaro Posted June 12, 2008 Dhinaca kale, ra’iisal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa ku dhawaaqay barqonimadii saaka mar uu ka hadlay Telefishinka dalkiisa inuu gelayo dagaalka Ereteriya iyo Jabuuti, isla markaana ay ka barbar dagaalami doonaan ciidamadiisu kuwa xaq u dirirka ee dalka Jabuuti, wuxuuna ku eedeeyey Afwerkiga hogaamiya xukuumada Asmara inuu yahay nin gardaradiisu xadka ay dhaaftay. web page Quote Share this post Link to post Share on other sites