Qudhac Posted June 23, 2010 wasiirka Madaxtooyada.... resigned this evening Wasiirka Warshadaha...... resigned this evening official reason they gave was due to mismanagement by President Riyaale of the campain... but it could be they are jumping the ship before its too late to join Kulmiye...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 23, 2010 Excellent news do you have a source though wasiirka madaxtooyada ma kii ina cadaani mooga . ki rayaale noloshida badbadiye 2008 qaraxyadi hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted June 23, 2010 yea thats the one... its on hadhwanaagnews Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 23, 2010 Hadhwanaagnews) Wednesday, June 23, 2010 Hargeysa(HWN):- Laba Wasiirka ka tirsan Xukuummada Madaxweyne Rayaale ayaa caawa goorihii danbe isku casilay Caasimada Somaliland ee Hargeysa. War Deg-dega: Laba Wasiir Oo Ka Tirsan Golaha Wasiirada Xukuummada Madaxweyne (Hadhwanaagnews) Wednesday, June 23, 2010 Hargeysa(HWN):- Laba Wasiirka ka tirsan Xukuummada Madaxweyne Rayaale ayaa caawa goorihii danbe isku casilay Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Labadan oo kala ah Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xasan Macalin Axmed [Xasan Macalin] Iyo Wasiirka Warshadaha Axmed Cali Ubaxle ayaa ku sababeeyey is-casilaadooda inuu madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin uu ka baxay saaxadii ololaha doorashada, isla markaa uu ololaha doorashada madaxtooyada oo ku eeg maanta oo ay bisha June tahay 23 uu kaga qeybgalay si kala daadsan oo dib u gurasho ka muuqato, taas oo dhabar jab ku noqotay Hormoodka Xisbiga UDUB iyo taageerayaashooda. Iscasilaadan labada Wasiir ayaa u muuqata marka mid aan faalo lahayn, sababta oo ah waxa maalinta Sabtida ee ay taariikhduna tahay 26 June 2010 guud ahaanba Shacabka reer Somaliland u dareeri donaan Doorashada Madaxtooyada Somaliland la sugayey muddo badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 23, 2010 Hadhwanaagnews) Wednesday, June 23, 2010 Hargeysa(HWN):- Laba Wasiirka ka tirsan Xukuummada Madaxweyne Rayaale ayaa caawa goorihii danbe isku casilay Caasimada Somaliland ee Hargeysa. War Deg-dega: Laba Wasiir Oo Ka Tirsan Golaha Wasiirada Xukuummada Madaxweyne (Hadhwanaagnews) Wednesday, June 23, 2010 Hargeysa(HWN):- Laba Wasiirka ka tirsan Xukuummada Madaxweyne Rayaale ayaa caawa goorihii danbe isku casilay Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Labadan oo kala ah Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xasan Macalin Axmed [Xasan Macalin] Iyo Wasiirka Warshadaha Axmed Cali Ubaxle ayaa ku sababeeyey is-casilaadooda inuu madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin uu ka baxay saaxadii ololaha doorashada, isla markaa uu ololaha doorashada madaxtooyada oo ku eeg maanta oo ay bisha June tahay 23 uu kaga qeybgalay si kala daadsan oo dib u gurasho ka muuqato, taas oo dhabar jab ku noqotay Hormoodka Xisbiga UDUB iyo taageerayaashooda. Iscasilaadan labada Wasiir ayaa u muuqata marka mid aan faalo lahayn, sababta oo ah waxa maalinta Sabtida ee ay taariikhduna tahay 26 June 2010 guud ahaanba Shacabka reer Somaliland u dareeri donaan Doorashada Madaxtooyada Somaliland la sugayey muddo badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted June 23, 2010 what do you think is behind their motive.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 23, 2010 Originally posted by Qudhac: what do you think is behind their motive.... This was their motive they were looking for a job Furfuranka Xukuumadda Madaxweyne Rayaale oo bilaabmay iyo Wasiiro ku biiray KULMIYE June 23rd, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ayaa caawa is-casilay, kuna biiray KULMIYE. Wasiiradan is-casilay oo sidan ka sheegay shirjaraa’id oo ay caawa ku qabteen Hotelka Summer Time ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay kala yihiin Wasiirkii Madaxtooyadda Somaliland Xasan Macallin iyo Wasiirkii Wershadaha Axmed Cali Ubaxle. Wasiiradan is-casilay oo ka mid ahaa Wasiirada ugu miisaanka cuslaa xukuumada Madaxweyne Rayaale, ayaa is-casilaadooda ku sababeeyey, ka dib markii sida ay sheegeen ay arkeen in xukuumadda Rayaale lumisay kalsoonidii shacabka oo aanay wax taageero ah ka haysan, sidaa darteedna ay goosteen inay iscasilaan, islamarkaana si ba’an u weeraray xukuumadda. Tallaabadan is-casilaada ah ee ay ku dhaqaaqeen labadaas Wasiir, ayaa ku soo beegan tahay xilli kala-guur ah, oo la isu diyaaarinayo doorashadii Madaxtooyada, iyada oo arrintani adhax-jab ku tahay xukuumada Rayaale iyo xisbiga UDUB. Somaliland.Org Hargeisa News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 24, 2010 Madaxweyne Rayaale oo cadeeyay inuu kalsooni ku qabo Doorashada, labadii wasiir ee iscasilayna ku tilmaamay khaa’imiin aan Kulmiye waxba ku kordhinayn Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo goor dhaweyd la hadlay ayaa shacabka Somaliland iyo sadexda Xisbiba uga mahad-naqay sidii fiicnayd ee ay uga qayb qaateen 21 kii cisho ee Ololaha Doorashooyinku ka socdeen Dalka, waxaanu si gaar ah ugu mahadnaqay xisbigiisa oo uu sheegay inay muujiyeen taageerada ay haystaan Madaxweyne Rayaale waxa kale oo uu shacabka Somaliland ugu baaqay inay si nabad-gelyo ah ku codeeyaan maalinta Doorasahada oo ay ka hadhay hal maalin isagoo u rajeeyay inay Guul ku dhamaato Intaa kadib waxa ay suxufiyiintii ka qayb galay war-saxaafadeedkaa uu bixiyay weydiiyeen bal siada uu u arko laba kamid ah wasiiradiisa oo xalay goor danbe iscasilay, waxaanu ku jawaabay wax saamayn ah oo ay ku yeelanayaan inaanu jirin isagoo ku tilmaamay wasiiradaas inay ahaayeen niman ka mid ahaa golihiisa kalsooni buuxdana uu ku qabay balse ay khiyaameeyeen isagoo intaa ku daray inaanay jirin wax ay ku biirin karaan xisbiga Kulmiye ee ay ku biireen Madaxweyne Rayaale mar uu ka jawaabayay su’aal ahayd waxqabadkiisii iyo waxa uu yeelayo hadii lagaga guiulaysto Doorashada waxa uu sheegay mudadii uu xilka hayay inuu wax badan oo uu ku faani karo Dalka ka qabtay isla mar ahaantaana waxa uu ku nuuxnuuxsaday hadii laga guulaysto inuu sida ugu haboon xilka ku wareejin doono Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 24, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: wasiirka madaxtooyada ma kii ina cadaani mooga . ki rayaale noloshida badbadiye 2008 qaraxyadi hargeisa No ,, that is the afhayeenka madaxtooyada. This is another one ,, used to be my friend but never expected such useless will become a minister ,,, one of the mistakes that udub done ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siciid1986 Posted June 24, 2010 Mudanayaal Ka Tarsan Xisbiga UDUB Oo Taageerayaashooda Ugu Baaqay Inay Codka Siiyaan Xisbiga KULMIYE. Hargaysa(Ramaas) June 24, 2010 - laba Mudane oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, kana soo baxay Xisbiga talada haya ee UDUB ayaa maanta taageerayaashooda ugu baaqay inay maalinta Sabtida ee codbixinta doorashada Madaxtooyada codkooda siiyaan Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE. Xildhibaan Cali Aareeye iyo Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeele oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa sheegay in Xisbiga UDUB uu baaba’ay oo aanay ku hadhin cid ka qayb gasha tartanka doorashada madaxtooyada, waxaanay shaaca ka qaadeen in Xisbigaasi ay ku hadheen oo kaliya Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin iyo Ku xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin. Xildhibaan Cali Aareye oo ugu horayn halkaas ka hadlay ayaa sheegay in uu Xildhibaan ahaan ka soo baxay Xisbiga UDUB, balse aanu garanayn Gole dhexe iyo Gole fulineed mid uu ka tirsan yahay wakhtigan xaadirka ah. “ Anigu reerkayagii (Ciise) siyaasada Xisbiga UDUB way ka soo horjeesteen, waxaanay ugu yidhaahdeen anaga ha noo iman adigoo UDUB cod u raadinaya, waxaan ummada reer Somaliland u sheegaynaa in Xisbigii UDUB uu nagu dul baaba’ay oo aanay maanta joogin cid ka qayb gasha tartanka doorashada.” Ayuu yidhi Xildhibaan Cali Ramaasnews Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 25, 2010 And the two ministers are same clan as Siilaanyo ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 25, 2010 lol JB no surprises there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 25, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: And the two ministers are same clan as Siilaanyo ,,, oo ma tolnimay isku casileen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 25, 2010 Xaji_Xunjuf, walle haadi meesha "ya tol" ah timaado ciid ee kulmiya kaga winniyan waxas ma jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted June 25, 2010 ninkaa tolnimada garaniya dhaama boqol nin oo maalinta ee shilan arkaan ku bassaasiya, ama sida gabdhaha marba af kugu la hadliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites