Abwaan Posted February 16, 2008 Dowladda Vietnam ayaa xaqiijisay in ay taageero weyn la garab taagan tahay dadaalada dib u heshiisiinta qaran oo ay wado dowladda federalka Soomaaliya iyo sidoo kale geedi socodka siyaasadeed ee dalka. Dowladda Vietnam ayaa xaqiijisay in ay taageero weyn la garab taagan tahay dadaalada dib u heshiisiinta qaran oo ay wado dowladda federalka Soomaaliya iyo sidoo kale geedi socodka siyaasadeed ee dalka. Waxa sidoo kale dowladda Vietnam ay soodhaweysay kordhinta mudada howlgalka ciidamada nabad Ilaalinta AMISOM ee dalka Soomaaliya. Safiirka Vietnam u fadiya xarunta golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Mr. Le Luong Minh ayaa hadalkan ka sheegay kulan xalay ay xarunta UN-ka ku yeesheen 15-ka xubnood ee joogtada ku ah golaha amaanka ee Qaramada Midoobay. Diplomaasigan Vietnam u dhashay ayaa sheegay in uu aad uga walaacsan yahay xaalada amaan darro iyo dhibatooyinka bini’aadanimo ee hada ka jira dalka Soomaaliya,waxaana uu dhaleeceeyay weerarada ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka caalamiga ah iyo sidoo kale xarumaha hey’adaha Qaramada Midoobay. Waxaa uu diplomasigani amaanay ciidamada AMISOM ee jooga dalka Soomaaliya,isagoo beesha caalamkana ugu baaqay in ay ciidamada AMISOM siiso tageerada ugu haboon ee loo baahan yahay si loogu guuleysto dadaalka nabad raadineed ee Soomaaliya. Dhinaca kale masuulkan ayaa ugu baaqay dowladda Soomqaaliya iyo mucaaradka kasoo hor jeeda in ay miiska wada hadalka isla tagaan si wax kasta oo dhibaato ah xal loogu helo. http://www.nhandan.com.vn/english/news/160208/domestic_vietnam.htm Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 16, 2008 loooooooooool...............TFG iyo dadka cabsan maxay isku dhex yaaceen... This is like when Bush said "many countries support US to invade Iraq...countries like Eritrea"...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 18, 2008 So Vietnam is comparable to Eritrea? lol. The opposition groups who's only tool is murder are those who have no room to play in... TFG is strong and Yusuf Yey is in Mogadishu's Villa Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 13, 2008 Originally posted by General Duke: and Yusuf Yey is in Mogadishu's Villa Somalia. for how long? weligiis laba asbuuc ma joogey, waa kan marna Meles Report u geeya, marna inuu hargab la ildaran yahay ku marmarsiiyooda, marna shir aadee? Quote Share this post Link to post Share on other sites