General Duke Posted May 10, 2009 Muqdisho:Madaxweynah a Somalia oo dagaal ka dhan ah mucaaradka ku baaqay 10. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Madaxweynaha dawlada Somalia shariif sheikh axmed ayaa ku baaqay dagaal ka dhan ah mucaaradka marki uu saaka la kulmay Wasiirka amaanka ,saraakisha ciidamada xooga dalka iyo kuwa Police-ka . Madaxweynaha ayaa waxaa kulanka waxaa uu ku sheegay in dawladu aysan dulqaadan Karin wixi hada ka dambeeya , waxaana uu iclaamiyey dagaal ka dhan mucaaradka oo idil . Baaqa madaxweynaha uu dagaalka ku iclaamiyey kadib ayaa waxa dagaalka ku soo biiray Ciidamada dawladii hore ee lagu soo tababaray Ethjopia iyo kuwo dhawaan ka lagu soo c arbiyey bdalka Uganda oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 1000 Askari , waxaana hor kacaya saarakishooda. Ciidamadaan ayaa waxaa la arkay iyagoo jooga safka hore dagaalka degmada Yaaqshud iyo aggarka saldhiga wardhigley . Baaqa maadxweynaha ayaan la ogeyn waxa uu ka badalayo dagaalak oo galay maalointiisi afaraad Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites