Sign in to follow this  
Cowke

Opening Of New Las anod Hospital. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Isbitaal cusub oo ay maanta Hay,dda Manhal ka furtay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.(Daawomasawirada)

Posted to the Web Jun 23, 16:05

 

Laascaanood:-Waxaa maanta oo taariikhdu ahayd 23/06/2010 laga furay isbitaalka guud ee Manhal magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool isbitaalkaan ayaa waxaa loogu talo galay inuu wax badan ka bedelo daryeelka caafimaad ee bulshada ku dhaqan guud ahaan Gobolka Sool gaar ahaan Magaalada Laascaanood iyo tuulooyinka ku hareeraysan.

 

Halkaan ka Daawo masawirada xaflada furitaanka isbitaalka cusub ee Manhal

 

Isbitaalka Manhal ee maanta laga furay magaalada Laascaanood ayaa ah mid loo dhamaystiray agabkii caafimaad sida

 

1- Laboratory

 

2- X-ray

 

3- Ultrasound

 

4- ECG

 

5- Pharmacy iyo qaybihii kale ee uu isbital lahaan jiray.

 

Isbitaalkan Manhal ayaa waxaa dhistay Hay.adda Manhal oo aad ugu heelen wax ka qabashada arimaha bulshada horayna looga bartay inay dhinacyo badan

oo la xiriir arimaha bulshada ay wax weyn ka qabteen.

 

Xaflada furitaanka Isbitaalka Manhal aya waxaa goob joog ka ahaa madax ka tirsan hay adda Manhal sida madaxa guud ee hayadda manhal Shiikh.C/waaxid Xaashi ,madaxa caafimaadka Hay,adda Manhal Maxamed Ahmed Maxamed iyo dr.shine.

 

Waxaa kale oo ka soo qayb galay Xafladii furitaanka Isbitaalkaan cusub ee ay Hay,adda Manhal ka hirgelisay magaalada Laascaanood Mayorka magaalada las caanood, Gudoomiyaha gobolka laas caanood, wasiirka caafimadka Somalilland

wasiirka boostada iyo isgaarsinta, culimada iyo shacbak reer sool iyo madax kale oo fara badan

 

Manhal Headquarter -Somalia

Mohamed Hassan Issa

0025290-794133 /0025290-729776

 

SDC10392.JPG

 

SDC10402.JPG

 

SDC10409.JPG

 

SDC10422.JPG

 

SDC10421.JPG

 

SDC10440.JPG

 

SDC10471.JPG

 

SDC10454.JPG

 

more pics can be seen Here

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji manhal is puntland hayad not somaliland one. hence why i bolded the somalia part. Mohamed Hassan Issa is based in garowe.

 

The news is reported by halgan a puntland website because maxamed hassan cisse contacted them to the reporting. No other website has reported it yet and if they do they will just copy and paste.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Almanhal waa Jimciyad kuweyt laga leeyahay. Dhiig isku yeela, jimciyadaha iyo mucaawinada ka xorooba, and stop this land-this, Land-that thing. cmmon!

 

BTW, Jimciyaddan wa mid ahli ah, oo gargaarkedu ka yimaadi shicib aniga iyo adigoo kale ah, so why not adiga iyo aniga set up our own jimciyad and then discuss of ways to make it operates under your authority or mine! Shame on People.!

 

isu faan > is kala qoqob > is ximin > isku dhac...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Manhal works throught Somalia and is based in Kuwait and the director is from Galkacayo. A job well done by the most effective NGO in Somalia and more effective then many UN agencies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Ooda hathii la jiido ama la qaado waa isla guryo gayntii uun. Markaa waa nasiib wanaag oo hambalyo iyo guul ayey u tahay bulshada ku nool Las Anod iyo nawaxiigeeda kuwaas oo manfaca ama taakulaynta xananadani yeelan doonto ay micno wayn ugu fadhido. Cidii dhistay, ama ka danbaysay in uu mashruucani suurto galo intaba Abaal marin xag Rabaani ah ayey Mudan yihiin Insha Allah. Waar idinkuna muranka ka daaya oo ha siyaasadaynina.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this