Cowke Posted June 23, 2010 Isbitaal cusub oo ay maanta Hay,dda Manhal ka furtay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.(Daawomasawirada) Posted to the Web Jun 23, 16:05 Laascaanood:-Waxaa maanta oo taariikhdu ahayd 23/06/2010 laga furay isbitaalka guud ee Manhal magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool isbitaalkaan ayaa waxaa loogu talo galay inuu wax badan ka bedelo daryeelka caafimaad ee bulshada ku dhaqan guud ahaan Gobolka Sool gaar ahaan Magaalada Laascaanood iyo tuulooyinka ku hareeraysan. Halkaan ka Daawo masawirada xaflada furitaanka isbitaalka cusub ee Manhal Isbitaalka Manhal ee maanta laga furay magaalada Laascaanood ayaa ah mid loo dhamaystiray agabkii caafimaad sida 1- Laboratory 2- X-ray 3- Ultrasound 4- ECG 5- Pharmacy iyo qaybihii kale ee uu isbital lahaan jiray. Isbitaalkan Manhal ayaa waxaa dhistay Hay.adda Manhal oo aad ugu heelen wax ka qabashada arimaha bulshada horayna looga bartay inay dhinacyo badan oo la xiriir arimaha bulshada ay wax weyn ka qabteen. Xaflada furitaanka Isbitaalka Manhal aya waxaa goob joog ka ahaa madax ka tirsan hay adda Manhal sida madaxa guud ee hayadda manhal Shiikh.C/waaxid Xaashi ,madaxa caafimaadka Hay,adda Manhal Maxamed Ahmed Maxamed iyo dr.shine. Waxaa kale oo ka soo qayb galay Xafladii furitaanka Isbitaalkaan cusub ee ay Hay,adda Manhal ka hirgelisay magaalada Laascaanood Mayorka magaalada las caanood, Gudoomiyaha gobolka laas caanood, wasiirka caafimadka Somalilland wasiirka boostada iyo isgaarsinta, culimada iyo shacbak reer sool iyo madax kale oo fara badan Manhal Headquarter -Somalia Mohamed Hassan Issa 0025290-794133 /0025290-729776 more pics can be seen Here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 23, 2010 Laascanood indeed Made great progress the past two years Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 23, 2010 Xaji manhal is puntland hayad not somaliland one. hence why i bolded the somalia part. Mohamed Hassan Issa is based in garowe. The news is reported by halgan a puntland website because maxamed hassan cisse contacted them to the reporting. No other website has reported it yet and if they do they will just copy and paste. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 24, 2010 Good Job Somaliland ............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted June 24, 2010 Good Job Somalia and Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 24, 2010 ^Almanhal waa Jimciyad kuweyt laga leeyahay. Dhiig isku yeela, jimciyadaha iyo mucaawinada ka xorooba, and stop this land-this, Land-that thing. cmmon! BTW, Jimciyaddan wa mid ahli ah, oo gargaarkedu ka yimaadi shicib aniga iyo adigoo kale ah, so why not adiga iyo aniga set up our own jimciyad and then discuss of ways to make it operates under your authority or mine! Shame on People.! isu faan > is kala qoqob > is ximin > isku dhac... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted June 24, 2010 Manhal works throught Somalia and is based in Kuwait and the director is from Galkacayo. A job well done by the most effective NGO in Somalia and more effective then many UN agencies. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 24, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Good Job Somaliland ............. Now Manhal and Somaliland become synonymous.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 24, 2010 looooooooooool@Cowke Manhal waa puntland ku lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 25, 2010 Ooda hathii la jiido ama la qaado waa isla guryo gayntii uun. Markaa waa nasiib wanaag oo hambalyo iyo guul ayey u tahay bulshada ku nool Las Anod iyo nawaxiigeeda kuwaas oo manfaca ama taakulaynta xananadani yeelan doonto ay micno wayn ugu fadhido. Cidii dhistay, ama ka danbaysay in uu mashruucani suurto galo intaba Abaal marin xag Rabaani ah ayey Mudan yihiin Insha Allah. Waar idinkuna muranka ka daaya oo ha siyaasadaynina. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted June 25, 2010 Thank you Kuwait ayaa ku haboon sheekadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites