Jacaylbaro Posted November 13, 2010 Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Qaranka Jamhuuriyadda Somalilan Oo Xilkii Iska Casilay Hargeisa-(HWN)- Taliyihii ciidanka Sirdoonka qaranka Xuseen Kiiniyaati, ayaa iska casilay xilkii taliyanimo ee uu u hayay qaranka isaga oo si rasmi ah ugu gudbiyay is casilaadiisa abaaro Tobankii subaxnimo ee saaka madaxweyne JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Sillaanyo, isla markaana uu ka aqbalay. TaliyahII ciidanka Sirdoonka qaranka Xuseen Kiiniyaati, oo ay Hadhwanaagnews kula xidhiidhay khadka tilifoonka oo ay wax ka waydiisay waxa ka jira is casilaadiisa iyo sababta kaliftayba waxa cadeeyay in ay jirto arrintaasi oo uu iska casilay xilkii uu hayay, waxaanu yidhi isaga oo arrimahan ka hadlaya "Waa run oo waan iska casilay xilkii taliyenimo, madaxweynahana waan u gudbiyay warqadii is casilaadayda, waanu iga aqbalay". Mar uu ka jawaabayay su"aal ahayd sababta ku kaliftay is casilaadiisa waxa uu yidhi "Xilkan aan qaranka u hayay waxa uu ahaa mid culus oo u baahan khibrad, waayo aragnimo iyo aqoonwada dheeraad , xilka i saaranina waxa weeye in aan xilkaa ka soo baxo iyo inaan iska casilo, hadaan runta kuu sheegana Xilkan aan hayay waxa igu faro galiyay masuuliyiin ka tirsan dawladda oo aan waxba ka garanayn shaqadd sirdoonka, sidaa daraadeed, waxa ii muuqatay in shaqadii aan hayay aan u madax banaanaan waayay oo ay gu soo faro galiyeen dad aan aqoon u lahayn, taas oo caqabad ku noqotay geedi socodkii habsami u socodka xilgudashadayda, sidaa awgeed,wax ii cadaatay in aanan sii wadi karin hawshan, taasina waa sababta aan isu casilay,". Xuseen Kiiniyaati waxa uu ka dhawaajiyay in shaqadiisa ay faro galin joogta ah ku hayeen masuuliyiin aanu carabaabin oo ka tirsan dawladda oo aan waxba ka garanayn sirdoonka, waxaanu tibaaxay in uu in badan u gudbiyay madaxda qaranka sidii wax loogala qaban lahaa caqabadaha hor taagan shaqadiisa, balse nasiib daro aanay dawladdu waxba ka qaban xal u helista cabashadiisa. Mar uu ka jawaabayay warar lagu faafifay Saxaafadda oo sheegayay in thoipia ay ku khasabtay Somaliland in xalka laga qaado isaga waxa uu yidhi "Arrintaa waxba kama jiraan, laakiin sidii ay xaqiiqdu ahayd waanigii kuu sheegay". Maaha markii ugu horaysay ee uu Xuseen Kiiniyaati iska casilo xilkan uu hayay oo kale, balse xiliigii dawladii Madaxweyne Rayaale ayuu sidan oo kale isaga casilay xilkii Taliyenimo. Xuseen Kiiniyaati oo ah sarkaal sare oo khibrad iyo aqoon dheeraad ah u leh hawlaha sirdoonka, mudda badana ka soo shaqaynayay, horana uga soo ahaa Taliyaha sirdoonka qaranka, xilligii ay talada dalka Somaliland hayeen xukuumadii hore, ayaa is casilaadiisani ay hagardaamo ku noqonaysaa xilkii cuslaa ee ay hay"adii sirdoonku u haysay ummaada, waxaana la is weydiinayaa oo ay calaamatul su "aal saaran yahay sababta ay xukuumada Somaliland wax uga qaban weydan cabashada Taliyaha ka hor intii aanu casilin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 13, 2010 Fallout from the ONLF salt trail incident? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 13, 2010 Not really ,,,,, waase sheeko dheer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 13, 2010 Hargeysa-(HWN)- Gudoomiyaha golaha guurtida ee JSL Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa lagu soo waramayaa in uu caawa u yeedhay Taliyihii is casilay ee ciidanka sirdoonka JSL, waxaanay wada yeesheen labada dhinac kulan ay albaabadu u xidhnaayeen oo lagu falanqeeyay is casilaada uu ku dhawaaqay Taliyaha ciidanka sirdoonku Md Xuseen Kiiniyaati, sidaana waxa Hadhwanaagnews, u xaqiijiyay ilo wareedyo aad loogu kalsoonaan karo oo ka ag dhaw Labadan masuul ee kulanu dhex maray. Kulankan oo qaatay saacado ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinacyaddu ay ku gorfeeyeen sababaha keenay is casillaada Taliyaha Sirdoonka iyo sida xal loogu heli karo is af garanwaaga soo kala dhex galay Taliyaha iyo Dawladda iyo xalinta cabashooyinka jira. Warku waxa kale oo uu intaa ku daray In Gudoomiyaha Golaha Guurtidu uu ka waraystay taliyaha ciidanka sirdoonka sababaha keenay in uu xilka iska casilo wakhti xaadirkan , iyo tabashooyinka jira, waxaanu Gudoomiyaha Guurtidu ka dalbaday Taliyaha Sirdoonka in uu ka noqdo is casilaadiisa oo uu sii wato xilkiisii taliyenimo. Ilo wareedyaddan lagu kalsoonaan karo ee ka ag dhow labada dhinac waxa lagu sheegayTaliyahii Ciidanka sirdoonka ee xilka iska casilay in uu ka biyo diiday gebi ahaanba in uu aqbalo codsiga uu u soo jeediyay Gudoomiyaha golaha guurtidu, waxaanu ku adkaystay in aanu sinaba uga noqonayn is casilaadiisa oo u arko mid sax ah ah immikana uu sugayo inta uu Madaxweynuhu ka soo magacaabayo taliye cusub si uu xilka ugu tiriyo. Taliyaha Sirdoonka ee istiqlaaladda dhiibay Xeseen Kiiniyaati ayaa u sheegay Gudoomiyaha Guurtida in uu ka dalbanayo in uu Madaxweynu si degdeg ah i soo magacaabo Taliye cusub oo uu si degdeg ah ugu wareejiyo xilkan uu iska casilay, isaga oo ka dalbaday Madaxweyne Axmed Siilanyo in uu ku soo magacaabo Taliye cusub muddo Seddex caano maal gudahood ah si uu xilka ugu wareejiyo. Ugu danbayntii, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka codsaday Yuusuf Kiiniyaati in uu xilka sii hayo ilaa inta uu Madaxweynuhu ka soo magacaabayo Taliye cusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 15, 2010 Garoweonline Somalia: Somaliland's intelligence chief resigns over 'dispute' The intelligence chief in Somalia's separatist region of Somaliland stepped down from his post on Saturday, presenting a new challenge for newly elected Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo's administration, Radio Garowe reports. Some reports have revealed that Mr. Hussein Hassan Guleid (Kenyati) had an undisclosed "dispute" with President Silanyo over finances. Garowe Online received a statement from the resigned official that says the president "interferes" with the security budget, although President Silanyo's officials reject this claim. Mr. Kenyati reportedly had close relations with Somaliland's former president, Mr. Dahir Riyale, who was a senior intelligence officer during the 21-year Barre dictatorship prior to Somalia's political collapse in 1991. Top Somaliland officials, including senior parliamentarian Suleiman Gaal, have called on Mr. Kenyati not to resign at this critical moment. In recent months, Somaliland's government has failed to stop upwards of 200 heavily armed ONLF rebels who traveled by land via Somaliland into Ethiopia, where the ONLF is waging an insurgency since the mid-1980s. The ONLF claims to seek self-determination of ****** region of eastern Ethiopia, which is inhabited by ethnic Somals. Separately, Somaliland's government has been accused of supporting rebels loyal to Mr. Mohamed Said Atom, whom the Puntland government accuses of having links to Al Shabaab. Last week, Somaliland's information minister said Atom is a "terrorist," but Puntland officials suspect that Atom's fleeing militia have found safe havens in parts of Somaliland. In 1991, Somaliland regions of northwest Somalia unilaterally declared independence from the rest of the country but has not been gained international recognition. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 15, 2010 Originally posted by Thankful: Garoweonline Garowe Online received a statement from the resigned official that says the president "interferes" with the security budget, although President Silanyo's officials reject this claim. GAROWE ONLINE Strange! He sent a statement to Garowe Online but not to me? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 15, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Not really ,,,,, waase sheeko dheer Found guilty, or for security affairs? ,,, mise waa perception management... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 16, 2010 NGONGE Why would he send it to you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2010 That is the question he is asking you ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted November 17, 2010 Who cares why he left, Who is replacing him? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 17, 2010 ^^ Nobody is sure yet. Lets just wait for the GAROWE ONLINE report. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 17, 2010 Such political pretenders! The secessionist enclave watch the news and see what governments around the world do, and than do a poor job trying to emulate them. No real government would have the head of their intelligence resign without giving a thorough explanation on reasons behind it. If they didn't than the media and more importantly the people would start with ridiculous rumors and the situation would be a PR nightmare. (For instance some think the reason there is no explanation given is because the Ethiopians are behind this -becauase of the ONLF and other issues - and that is why Silanyo didnt visit Ethiopia after Djibouti like he was suppose to - the Ethiopians wanted a new head of intelligence before he could visit, so the NW Somalia admin made this guy retire). Anyways you get the point! You can't just have the head of your supposed intelligence resign without a press conference explaining why or you risks everything coming back to bite you! But hey like JB says, in NW Somalia we do things differently I guess! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 17, 2010 lol@Garoweonline. They should rename it Goatonline. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 17, 2010 The irony of being taught about political decorum from a Farole fan! It's comments like these that leave me pinning for the Guru's quick return. Quote Share this post Link to post Share on other sites