Castro Posted January 31, 2007 A series of explosions has rocked northern Mogadishu in an area where Ethiopian troops are based, security sources and residents have said. "There have been some explosions," said a government security source. "Nobody knows who is behind the attack but I suspect the extremists have hit at the Ethiopians." "The explosion sounded like a rocket-propelled grenade. I also heard sounds of AK-47 rifles," said Abdi Jama, a Mogadishu resident at a livestock market near the area of the attack. Gunmen have launched attacks in the past few days in the latest guerrilla-style ambushes on the government and Ethiopian troops who drove Islamic courts fighters from the Somali capital over the New Year after their six-month rule of most of south Somalia. The latest attack took place near Darmoley, where attackers fired mortar bombs at an Ethiopian camp over the weekend. Warning Islamic courts fighters have meanwhile threatened to fight and kill peacekeepers to be deployed in Somalia, deepening fears of further turmoil in the lawless nation, as African leaders struggled to come up with a peace force. In a video message posted on the website of the Somali Islamic movement, a hooded gunman warned that Somalia would become a graveyard for around 8,000 African troops planned to be deployed in the Horn of Africa nation. "Somalia is not a place where you will earn a salary - it is a place where you will die," said the gunman in the message posted on website. "The salary you are seeking will be used to transport your bodies," added the gunman, carrying an AK-47 rifle, in a message whose authenticity could not be confirmed. MWC Canada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 31, 2007 War deg deg ah: Qarxyo ayaa caawa fiidkii ka dhacay deegaanka Suuqa xoolaha Mogadishu 30, Jan.07 ( Sh.M.Network) Ilaa 6 qarax oo sawaxankooda si weyn looga maqlay magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay agagaarka Xerada Maslaxa ee deegaanka Suuqa xoolaha ee caasimadda SOmalia. Lama oga wali qaraxyadaan qasaaraha ay geysteen iyo cidii ka dambeysay, laakiin waxa ay qeyb ka yihiin qaraxyo muddooyinkaan lala beegsanayay saldhigyada ciidamada booliska. Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay qaraxyo iyo dilal loo geysanayo dad rayid ah. Shabelle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 31, 2007 Weerar xaley fiidkii lala beegsadey ciidanka Itoobiya 30 Jan 30, 2007, 19:16 Kooxo aan la garaneyn ayaa abaarihii 8:30 fiidnimo Madaafiic xoogan ku weeraray ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ee ku sugan agagaarka Darmoole ee duleedka Suuqa Xoolaha. Weeararkan ayaa waxaa uu ahaa mid gaadmo ah iyadoo dhowr Madfac ay ku tuureen goob ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya kadibna rasaas xoogan ayey is weydaarsadeen kooxihii Malishiiyada iyo ciidamada dowlada iyadoo aan la ogeyn khasaraha ka dhashay madaafiicdaas iyo rasaasta ka danbeysay. Kooxihii ka danbeeyay weerarkan oo ku socday labo Cabdi Bile ayaa la sheegayaa in lagu arkay kadib markii uu shilkaasi dhacay wadada dheer ee Suuqa Xoolaha iyagoo maraya sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobta rabshadu ka dhacdey aan ka fogeyn. Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay u soo dhaqaaqeen dhinaca xerada Maslax oo ku taala afka hore ee suuqa Xoolaha laga soo galo, halkaasi oo laga yaabo in uu ka dhaco ay howlgal lagu baadi goobayo kooxihii ka danbeeyay qaraxaan. Waa habeenkii labaad ee lagu weeraro deegaanka Darmoole ciiidamada Itoobiya iyo kuwa DF, iyadoo weerarkan uu kusoo beegmay xili dowladda Federaalka ay shaacisay in ay wax ka qabanayaan weerarada qorsheyn ee ciidamadeeda lala beegsanayo. Cali Muxayadiin Cali,GO Garowe Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 31, 2007 Explosions rock northern Mogadishu, say residents Tue 30 Jan 2007 MOGADISHU, Jan 30 (Reuters) - A series of explosions rocked northern Mogadishu late on Tuesday in an area where Ethiopian troops are based, security sources and residents said. "There have been some explosions," said a government security source. "Nobody knows who is behind the attack but I suspect the extremists have hit at the Ethiopians." There was no immediate information on casualties after the blasts, which occurred on a day when a Somali Islamist Web site posted a message purporting to be from a new insurgency group vowing to fight a possible African Union peacekeeping force. "The explosion sounded like a rocket-propelled grenade. I also heard sounds of AK-47 rifles," said Abdi Jama, a Mogadishu resident at a livestock market near the area of the attack. Gunmen have launched attacks in the past few days in the latest guerrilla-style ambushes on the government and Ethiopian troops who drove Islamists from the Somali capital over the New Year after their six-month rule of most of south Somalia. The latest attack took place near Darmoley, where attackers fired mortar bombs at an Ethiopian camp over the weekend. Reuters Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted January 31, 2007 Aint being a forieng invader a pitch??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted January 31, 2007 6 qof ayaa ku geeriyootay 9 kalana way ku dhaawacmeen gantaalo is daba jooga oo lala beegsaday Xero Ciidamo Itoobiyaana ku jireen oo ku taal duleedka Muqdisho Muqdisho,Salaasa, Jan. 30, 2007 Waagacusub.com 6 qof ayaa ku geeriyootay 9 kalana way ku dhaawacmeen qaraxyo ay Xoogaga Shabaabka la beegsadeen Xeradda Ciidamadda Itoobiyaanka ku jiraan ee ku taal duleedka Muqdisho ee Ceel Cirfiid sida uu ku soo waramayo Wariyaha Waagacusub Maxamed C/Raxmaan Shirwac Aarbeedhee oo ku sugan degaanka Suuqa Xoolaha ee Degmadda Huriwaa. Qaraxyadaan oo ahaa 7 qarax oo isdaba jooga ayaa gilgilay Huriwaa,waxaana la sheegay inay ahaayeen gantaalo xoogan oo lagu tuuray Xeradaas ay ku jireen Itoobiyaanka waloow ay adag tahay sida lagu helo xogta weerarkaas ku saabsan. Marwo Xaliimo Cabdi oo ku dhaw Xeradda Ciidamadda Maslax ayaa Waagacusub u sheegtay in markii qaraxyadaas ay ka maqleen dhinaca Ceelcirfiid ay rasaas xoogan is qabsatay taas oo inta badan ka soo dhaceeysay dhinaca Xeradda ay ku jiraan Itoobiyaanka Muqdisho waxay maalmahaan u muuqatay Baghdada Ciraaq,waxaana hareeyay cabsi iyo walaac laga qaaday qaraxyadda isdaba jooga ah ee ay geeysanayaan kooxo aan heybtoodda la aqoon. Dowladda Federalka iyo Ciidamadda kaabaya ee Itoobiyaanka waxaa ay Muqdisho joogaan 32 maalmood hasse yeeshee wali waxay wax ka qaban la yahiin amaanka oo u muuqdo mid faraha ka sii baxaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted January 31, 2007 Weeraro lala beegsaday ciidamada cadowga ee ku sugan duleedka Muqdisho Posted to the Web Jan 30, 17:42 Aayaha.com, 30 Jan. 2007 - Qaraxyo waaweyn ayaa caawa gilgilay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Ugu yaraan lix madfac ayaa lagu waramayaa in lala beegsaday xerada Maslax oo ay ku sugan yihiin ciidamo Itoobiyaan ah. Qaraxyo kale ayaa lagu waramayaa in lala beegsaday xero ku taala duleedka xaafadda Suuqa Xoolaha oo ay ku sugan yihiin ciidamada cadowga Itoobiya. Dad ku sugan degaanka Suuqa Xoolaha ayaa laga soo xigtay in qaraxyada ay daba socotay rasaas goos goos ah oo ka dhaceysay goobta la weeraray. Waa markii labaad ee muddo todobaad gudahiis ah weerar noocan oo kale ah lala beegsado xeryahan ay ciidamada cadowga Itoobiya ku sugan yihiin. Ilaa hadda lama garanayo qasaaraha ay geysteen qaraxyadii caawa. Warar faah faahsan kala soco barnaamijyadeena beri hadii Alle idmo. Aayaha.com Editor@aayaha.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted January 31, 2007 May Allah belss those fighting enemy occupation. Quote Share this post Link to post Share on other sites