MZanzi Posted October 12, 2003 waxaa jiro dad barto dinta oo hadanah kudhaqmin dadkaas dinta maxay ka aqabtaa iyo dad intay qur aanka qar bartaan hadanah dhameyn wayaan daruufujiro awgeed marka dinta bal waxad igu dhantan iga jawaba Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 13, 2003 sorry wat i ask u guys u now anything or u are better than me dan help ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 13, 2003 sorry maxa aah wax ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nur Posted October 13, 2003 Walaa Hibo Nuro Mahad oo dhan waxaa mudan Allah SWT, waxanan ku sallinayaa Nabigiisa Maxamed SAWS. Ka dib Walaal Waxaad warsatay su'aal aad u qiimo badan, oo ah xidhiidka ka dhexeeya barashada diinta inyo inaan lagu dhaqmin. Allah SWT wuxuu yidhi: " Mathalul ladiina xummiluu attawraata thumma lam yaxmiluuhaa ka mathalil ximaari yaxmilu asfaaraa" " Kuwa la faray iney ku dhaqmaan Tawraadka ( diintii nabi Muusa) oo haddana ku dhaqmi waayey wexey la mid yihiin dameer kutubo lagu raray" Waxaa laga soo wariyey nabi Maxamed SAWS inuu yidhi: " Aakhiro waxaa dadka ugu cadaab badan culimada ( aan ku dhaqmin cilmigooda ama qilaafa) Sidaa darteed walaal waxaad furtay dood kheyr badan oo muhim ah waxaan rajeynayaa inaan maalmaha soo socda aan ku biirin doono afkaarteyda inshAllah. Nur Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 13, 2003 Nur walalkis waad mahadsan taahy lakiin aniga su al kale ayan qabaa waxaba kahdigtaa inaan qur an ka half bartay oo aan dhameyn hadanah intii aan bartay hilmamay daruufo jiro awgeed marka ma igu danbi baa hadan qur ankii hilmamay oo lakiin hada insha allah soonka kadib rabo inaan hada iyo kow soo bilaabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nur Posted October 13, 2003 Walaal Hibo Nuro Quraanka in la wada xafido waajib ma aha, laakin in la illoobo intaad baratay waa dambi, haddaad dambigaas gashayna sida kaliya ood uga bixi karto waa inaad soo celisaa intaad illowday, ogowna inaan dambigaas kugula jiro oodan kaligaa aheyn. Marka , both of us are in deep trouble, laakin marna ha ka quusan naxariista Allah maxaa yeelay niyadda Musllimka haddey haleeli weyso camal wey ka fiicnatahay camal lagu sameeyay niyad la'aan ama istus. Ogow aakhiro qofwalba darajadiisa jannada laga geynayo ( haddii la geeyo) wexey ku xidhan tahay hadba intuu Quraan ka xafido. Marka hiigso darajada ugu sarreysa oo ah Jannatul firdows, meel lagu waaro oo ka fiican majirto Allah na wada geeyo. Amin Walaalkaa Nur Quote Share this post Link to post Share on other sites