Cawaale Posted March 18, 2004 salaam 3alaykom wara7matollah w'barakatoh,, Waxaa jira site(boggag) loogu talaglay fikrada yahuuda in ay gudbiyan isla markasna ay adeegsadaan,, bogag, ay sheeganayan in ay leedhay muslimiinta,, marka walaalyal ka foojignaadam uguna diga asxbatina iyo walaahiin akle e islaamka, ah sida kuwa ajnabiga ah ee ku ahdla afafka kala duwan isla markna adnaeya waxi ka hadlaya diinta islamka,, afkay donana ah ahaadene,, halkana waxa hos ku qorana sadex bog oo ah af ingiiris lkain ben abuur ah,, islamna an sal ku lahayn,,, http://www.answering-islam.org/ http://www.aboutislam.com/ http://www.thequran.com يريدون ليطغو نورالله بايديهم والله متم نوره ولو كره المشركون" <صدق الله العظيم>" Quote Share this post Link to post Share on other sites