Qandalawi Posted October 30, 2010 Muqdisho: Gen. Moorgan oo sheegay iney guul dareysatay Dowladda KMG. 30. Oktober 2010 Muqdisho (AllPuntland)-Gen. Maxamed Siciid Xersi (Moorgan) ayaa ka hadlay guuldarada iyo wax qabad la´aanta Dowladda KMG Somalia, isagoo sheegay in waxyaabihii laga sugayay in ay qabato ay ku guul dareysatay. Gen. Moorgan oo Dowladdii Kacaanka xilal kala duwan ka soo qabtay iminkana ka tirsan Xisbiga Somali Democratic Party ayaa sheegay in uusan dooneyn in uu noqdo mucaarad balse waxaa uu tilmaamay in ay wanaagsan tahay in laga hadlo marxalada taagan iminka. “Dowladda KMG ee hadda jirta labadii sano ee ay jirtay waxba ma aysan qaban, laakiin annugu dooni meyno inaan mucaaradno, laakiin waxaan doonaynaa inaan toosino oo u tilmaamno habka ugu dhow ee xal waara lagu gaari karo” ayuu yiri Gen. Moorgan oo intaasi ku daray in xisbigoodu uusan u qorsheysneyn inuu mucaarado dowladda KMG Soomaaliya. “Dowladda KMG ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif way ku guuldareysatay inay wax ka qabato xaaladda amni ee ka jirta dalka Soomaaliya, waxaana loo baahan yahay inay la timaado isbedel muuqda si dib loogu soo celiyo kaabiyaashii dhaqaale” ayuu yiri Gen. Moorgan oo u muuqday hadaladiisa kuwo toosin ah. AllPuntland, Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 30, 2010 Somali Democratic Party = Party of criminals - Maslax Siad Bare, General Morgan bunch of Sprinters stationed in Nairobi. They should be the last ones to comment on TFG. Other then that i do agree TFG is a failure so was Siad bare's government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 30, 2010 ^Morgan is in Mogadishu, released this statement from there. What I don't know is what he is doing there. Libaahe adigu inaad ninkaas necebtahay shaki kuma jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 30, 2010 ^^^ Morgan in Mogadishu are you sure? i think wuxu joogay Nairobi just like Maslax Siad Bare who made a press announcing he made some party. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted October 31, 2010 Mujahid Morgan is in Xamar, and he's right about this one. The TFG failed the moment it isolated itself from Puntland, this process began after A/Y's departure. Morgan is no different than the TFG in this case, he failed the moment his relationship with soured in '98. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 31, 2010 Originally posted by Libaahe*: ^^^ Morgan in Mogadishu are you sure? i think wuxu joogay Nairobi just like Maslax Siad Bare who made a press announcing he made some party. Yes, he's in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites