Sign in to follow this  
Qandalawi

Gen MORGAN: The TFG is failure

Recommended Posts

general_morgan.jpg

 

Muqdisho: Gen. Moorgan oo sheegay iney guul dareysatay Dowladda KMG.

30. Oktober 2010

 

Muqdisho (AllPuntland)-Gen. Maxamed Siciid Xersi (Moorgan) ayaa ka hadlay guuldarada iyo wax qabad la´aanta Dowladda KMG Somalia, isagoo sheegay in waxyaabihii laga sugayay in ay qabato ay ku guul dareysatay.

 

Gen. Moorgan oo Dowladdii Kacaanka xilal kala duwan ka soo qabtay iminkana ka tirsan Xisbiga Somali Democratic Party ayaa sheegay in uusan dooneyn in uu noqdo mucaarad balse waxaa uu tilmaamay in ay wanaagsan tahay in laga hadlo marxalada taagan iminka.

 

 

“Dowladda KMG ee hadda jirta labadii sano ee ay jirtay waxba ma aysan qaban, laakiin annugu dooni meyno inaan mucaaradno, laakiin waxaan doonaynaa inaan toosino oo u tilmaamno habka ugu dhow ee xal waara lagu gaari karo” ayuu yiri Gen. Moorgan oo intaasi ku daray in xisbigoodu uusan u qorsheysneyn inuu mucaarado dowladda KMG Soomaaliya.

 

“Dowladda KMG ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif way ku guuldareysatay inay wax ka qabato xaaladda amni ee ka jirta dalka Soomaaliya, waxaana loo baahan yahay inay la timaado isbedel muuqda si dib loogu soo celiyo kaabiyaashii dhaqaale” ayuu yiri Gen. Moorgan oo u muuqday hadaladiisa kuwo toosin ah.

 

AllPuntland, Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somali Democratic Party = Party of criminals - Maslax Siad Bare, General Morgan bunch of Sprinters stationed in Nairobi. They should be the last ones to comment on TFG. Other then that i do agree TFG is a failure so was Siad bare's government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Morgan is in Mogadishu, released this statement from there. What I don't know is what he is doing there.

 

Libaahe adigu inaad ninkaas necebtahay shaki kuma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^ Morgan in Mogadishu are you sure? i think wuxu joogay Nairobi just like Maslax Siad Bare who made a press announcing he made some party.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Mujahid Morgan is in Xamar, and he's right about this one. The TFG failed the moment it isolated itself from Puntland, this process began after A/Y's departure. Morgan is no different than the TFG in this case, he failed the moment his relationship with soured in '98.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaahe*:

^^^ Morgan in Mogadishu are you sure? i think wuxu joogay Nairobi just like Maslax Siad Bare who made a press announcing he made some party.

Yes, he's in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this