Sign in to follow this  
General Duke

Garowe Hargaysa begin informal talks

Recommended Posts

Maamulka Somaliland oo Sheegay In ay Puntland Iska Kaashandoonaan Arimaha Amaanka

 

September 27, 20100 comments| leave your own!

Share Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in arrimaha amniga ay kala shaqeyn doona Dawladda Puntland oo ay deris yihin.

 

Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland Dr.Maxamed Cabdi Gaboose oo shir jiraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa ku eedeyey Dawladda Eritrea in degaanada Somaliland kasoo dejisay rag hubeysan oo ka tirsan Jabhadda ONLF,ragaas oo bishaan gudaheed ka degay gobolka Awdal lana sheegay in ay u gudbeen dalka Itoobiya.

 

Wuxuu sheegay in Dawladda Puntland ay isaga kaashan doonaan sugida nabadgalyada guud,isagoo walaac xoogan ka muujiyey dagaalada Buuralayda Galgala ee u dhaxeeya Ciidanka Puntland iyo xoogag taabacsan wadaad lagu magacaabo Shiikh Attam.

 

Wasiirka ayaan sheegin qaabka ay maamulka Puntland isga kaashandoonaan dhanka nabadgalyada.

 

Dawladda Maraykanka ayaa dhowaan sheegtay iyaduna in ay xoojin doonto taageerada ay siinayso Puntland iyo Somaliland.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this