Gabbal Posted December 27, 2006 Ciidamadii Beerxaano Joogay Oo Soo Galay Gudaha Magaalada Kismaayo, Ciidamada DFKG Oo Ku Soo Fool Leh Gobalka Jubbada Hoose Dec 27,2006 by Kismaayo-GEDO-NN Ciidamado taabacsan wasiirka gaashaandhigga xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo joogay degaanka Beerxaano oo u dhow magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay soo galeen magaalada Kismaayo, kadib markii maamulkii hore ee ka talin jiray degaanada jubbooyinka ay kaga baxsadeen doomo magaalada Kismaayo oo ay u baxeen dhanka jasiirada RAS KAMBOONI. Ciidamadan soo galay oo sheegay inay rasmi ah ugu tirsan yihiin ciidamada dowladda federaalka Soomaliya ayna inta ka horreysa sugayaan ammaanka magaalada, iyo iyaga oo sidoo kale sheegay inay sugayaan ciidamo ka socdo dowladda federaalka Soomaliya oo dhowaan soo gaari doono magaalada Kismaayo. Ciidamadan soo galay ayaa waxaa ay sheegeen inay ciidamadii midowga maxkamadaha ay ka tageen gaadiid dagaal oo gaaray ilaa iyo 50meeyo, ayna ku wareejin doonaan ciidamada dowladda oo seddex aag kaga soo socdo magaalada Kismaayo. Magaalada Kismaayo ayaa muddo ku dhow 24 saacadood aysan ka jirin wax maamul ah, iyada oo 40 meeyo ka haray ciidamadii midowga maxkamadaha ee gobalka jubbada hoose ay qaar ka mid ah ay u baxeen dhanka Jilib, halka kuwa kalena ay si caadi ah u joogaan magaalada Kismaayo. Ciidamadii midowga maxkamadaha ee ku sugnaa degaanada gobalka jubbooyina ayaa la sheegay inay intoodii badnaa ay baneeyeen goobahii ay joogeen, halka qaarkoodna la sheegay inay u baxeen dhanka xuduudaha. Maleeshiyada midowga maxkamadaha ee gobollada jubbooyinka ayaa dil fool xun ka geystay xeebta magaalada Kismaayo inta aysan ka bixin magaalada Kismayo. Marxuum la oran jiray Cismaan Maxamuud Cismaan (dhagaweyne) oo ahaa wakiil diyaaradda Djibouti ee Puntland oo ay ciidamada maxkamadaha Kismaayo kale dageen diyaarad uu la socday oo ku hakatay magaalada Kismaayo, ayaa meydiikiisii laga helay xeebta magaalada Kismaayo. Eheleda marxuumka ayaa Kismaayo ka sheegay in falkaan arxanadarrada ah ay geysteen maleeshiyooyinkii maxkamadaha oo falal noocaas oo kale ka fuliyey degmada Buaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 27, 2006 dude you are still with 'Saxix' Gedonet? Dude Kismayu is not Dusamareeb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 27, 2006 Gedonet does not lie and you know it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 27, 2006 listen if the Era of warlordism starts then i assure you that it woulndt be a simple take over especilay for members of Garbaharay family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 27, 2006 It is the time for a working government with functioning institutions. Hopefully the era of warlordism has come to an end. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 27, 2006 Horn waxa u daran unbuu ka hadlaa, Kismaayo unbuu ku waashey, wallee anagaa wax aragney. rawaa Horn, sikmaayo daa uk laawatey dahii da'eerkaa rihaale baqsado xamaad aafidey li'een ti'oobiyaan ya'aa dawankaaga seehto, da'na xawaad ak dahleysaa sikmaayo iyo nijji lake, baqiil ya'aa uk lidey lawwaahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 27, 2006 working with govt institutions? Kismayu has two constituencies And are all occupied. So tell me how if not a warlord would eye for somethng he has no right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 27, 2006 Nuune walaal adiga yaan kuu naxayba. Sow tan topic aad furtay goor yara dhawad galay ee aan la yaabay waxaad soo bandhigtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 27, 2006 Ahmed, work on the comprehension. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 27, 2006 why dont you teach me. Some grammer Dude its sad that your kins over worked themselves in both camps(ICU & TFG) It seems that most muriyan are dead. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 27, 2006 Horn, anigu naceybkaan amxaaro iyo tigree u qabo ayaan soo bandhigey adigu maaxad soo bandhigtey aan ka aheyn adeer hirale ayaa qabsadey Kismaayo, meesha itoobiyaa soomaaliyoo dhan la wareegeyso ayaa laga hadlayaa adna kismaayaad ku wareegeesani, war iga tag waad na gabtee. Horn, seed kismaayo ugu noqon, washington dc visa itoobiyaan waa inaad kasoo qaadataa safaaradooda, haye dat is intstitution to you, agree! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 27, 2006 Nuune, Axmaaro walle iyo bille inaan kaa jeclayn, inaan kaa necebahayne waa laga yaabaa sidaas ay tahayne waxaad soo bandhigaysid wax qof fiyoow so bandhigo maaha ee ka fiirso bal. Maxay tahay Visa Itoobiyaan iyo waxaad sheegeysid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 27, 2006 horn believes that his folks are an endangered species so creating a homeland in Kismayu will enable folks from Gaza(Gedo) and West bank(C/Waaq) To reunite and repel their 'enemies' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 27, 2006 Ahmed, does that require a response? How suited are you to this forum? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 27, 2006 Horn I am just giving facts. Its like Kimsayu 24/7 more than Garbaharay or Dusamareeb. So from this i deduced how insecure horn is. Quote Share this post Link to post Share on other sites