Sharif_seylaci Posted February 11, 2007 its not even the somaliland army doing stuff its just some Somaliland origin beello uu dagaal xoog ku socda beelaha darawiishta naa somaliland free balaga dhigayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 11, 2007 Laba qof ayaa dhintay tobaneeyo kalena waa ku dhaawacmeen markii laba Ardaa iskahorimaad ku dhexmaray MaantaTuulada Yeyle oo qiyaas 30km dhinaca hawd ka xigta Oog kana tirsan Gobolka Sool. Inkasta oo aan si rasmiya loo ogayn sababta dhalisay iska horimaadkan, ayaa hadana waxa wararku sheegayaan in ismaandhaaf ka dhashay Xoolaha labada Ardaa kawada cabayeen Xiligaa ceelka ku yaal tuulada yayle.Ardaayada shaqaaqadu dhexmartay ayaa ka soo kala jeeda Beelaha Sool iyo Caynaba sida ay noo cadeeyeen Masuuliyiin ka tirsan Boolisku. lix qof oo ku dhaawacmay shaqaaqadaa ayaa la keenay isbitaalka degmada Caynaba oo halkaa lagu daweynayo.iskahorimaadkan ayaa la sheegay inuu socday ilaa gabal dhicii, Sida ay xaqiijiyeen dad ku suga tuulada Oog oo aanu telifoonka kula xidhiidhnay waxaana labada dhinac mid walba ka dhintay hal qof inta ilaa hada la ogyahay,ltirada dhaawac ee ardaaga ka soo jeeda degaanka sool ayaa la sheegay ilaa afar qof. wax iyana halkaa ku dhintay xoolo badan oo rasaasti jiidhay inbadan oo kalan la waayay. Cutubyo katirsan ciidanka qaranka ee jiida hore ayaa u gurmaday goobtaa shaqaaqadu ka dhacday si ay u kala dhexgalaan. Waxa jiray mudooyinkan dambe khilaaf ka dhashay qodista barkad cusub oo muran ka dhex abuuray labadaas ardaa oo iyagu wada degan degankaas,kaasoo aan la xilin haseyeeshee hada sababay isku horimaadkan. Togdheernews Quote Share this post Link to post Share on other sites
DigibAc Posted February 11, 2007 I like the way terms like "Puntland" and "Somaliland" are used to cover up for clan names. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 11, 2007 Clan uun baa dadkan niyadda kaga dhegsan ,,,,,,,, malaa diin keleba ma lihin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted February 11, 2007 No, we have a Clan Government, Clan Courts, Clan enclaves and Clan Poets,Clan warriors and so on and so forth.Welcome to the Clan republic of Somalia............... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 11, 2007 LOOOOOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 11, 2007 viva clan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted February 11, 2007 viva clan=(I am a refugee) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 11, 2007 are u refugee qaxootii allah haa ku sahlo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted February 11, 2007 Adiga Ilahay ha kus sahlo oo qalibigaga naceybka,Jahilnimada iyo Badownimada ku jirta Ilahay ha ka safeeyo....Ameen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 11, 2007 anigu ciidna ma necbii adeer maxaad waxa ku keentay badownimmadu na wax lugu faano anigu na daahir baan ahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 11, 2007 NN, waa dagaal beelood oo ka bilaamay dhul laysku haysto, ama barkado ha noqoto ama ha iska daysee. Waxba yaan lasii buun buunin wararkan, way iska dagan yaan Insha Allah. Neither Somaliland nor Puntland attacked Sool, simply some people (sub clans) who live in the region have fought against one another. Insha Allah we hope that it calmes down very soon Insha Allah tacalaa. Laakin, nacayb iyo calool xumo aan sal lahayn yaan meesha laga bilaabin. Somaliland iyo Puntland toona cidna kumaysoo duulin ee waa reera meesha wada dega oo is dilay. Hadana way iska qaboobi doonaan. Hawd ba waxaa isku dilaya laba reerood oo kasoo jeeda SL walibana isku sub clan ah, malaha taasna cid baa loola jeedaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 12, 2007 MRS, I am told that the attackers in Caynaba district wore the Somaliland Army Uniform. Would that not be a Somaliland attack? And was not what happened recently in Xudun a Somaliland attack? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 15, 2007 ^No saaxib, they were from sub clan from East Burco against another sub clan that they closely relate as far deegaan etc.... the SL army have now mediated them and everything is calm. Even 6 injured from beesha Sool have been brought to a hospital in Hargeysa to treat them further. Insha Allah all is calm, something positive. The same can be said about the other side, between sub clans from Nugaal region and Eastern Sool. It's now calm as Pland soldiers mediated them as well. All this started from the usual water well and somthing similar to that. It's the first time it happened nor should we think it's the last. The same is also happening as i type this between two sub clan from the same qabiil in Kilinka 5aad. That also started the same way. It's just the somali geeljire style of settling their disputes saaxib. Insha Allah all will be calm. BTW..was there an actuall attack in Xudun? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 15, 2007 We just have 2 take over the place and we have 2 move towards lascanood the last capital we the somalilanders we dont control Quote Share this post Link to post Share on other sites