Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Farah Ma'alin Talks About His Visit to Lasanod

Recommended Posts

“Ujeedadayadu waxay ahayd in aanu indhahayaga ku soo aragno xaaladda halkaa (Laascaanood) ka jirta. Waxaanu soo aragnay meel xasilooni iyo nabadi ka jirto. Dadkii deegaanka waanu la hadalnay oo waanu la fadhiisanay, waxaananu ku boorinay inay nabad-gelyada adkeeyaan. Markii ugu horraysay ee aan Waddankan arko ayay ahayd, Laascaanoodna ay iigu horraysay, waxaanu safarkani ii ahaa waayo-aragnimo badan. Wixii talo iyo tusaale ahaana waanu isweydaarsanay dadkii deegaanka.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this