Sign in to follow this  
General Duke

Rome: Italy donates $400,000 to NRC

Recommended Posts

Dowladda Talyaaniga oo ugu deeqday shirka Qaran ee Beelaha Soomaaliyeed lacag gaaraysa..,"

 

July 28 2007 Radiofreesomalia.com

 

Ergayga Talyaaniga uga wakiilka ah Soomaaliya oo soo gaaray maanta Muqdisho, isagoo ay wehliyaan xubno kale oo ka socda beesha Caalamka ayaa hadal ka jeediyay shirka Qaran ee beelaha Soomaaliyeed sheegayna inay Taliyaanigu lacag ugu deeqeen shirka Qaran.

 

Giuseppe Cassini ayaa daboolka ka qaaday in dowladdiisu ay ugu deeqday shirka Qaran ee Beelaha Soomaaliyeed lacag gaaraysa 400-kun oo Dollar, isagoo sheegay in dowladdiisu ay si weyn u soo dhaweynayso shirka Qaran.

 

Mr. Cassini ayaa sheegay in sababta uu u yimid Muqdisho ay tahay inuu wax badan ka ogaado habsami u socodka shirka Qaran, wuxuuna sheegay inuu ergada shirka ka qaybgalaysa uga sido Dowladdiisa hambalyo ku aaddan shirka Qaran ee Soomaaliya.

 

“Taliyaanigu wuxuu ku faraxsan yahay shirka Qaran ee beelaha Soomaaliyeed kaasoo aan u aragno ayuu yiri inuu yahay mid lagu dhameynayo khilaafaadka beelaha Soomaaliyeed oo soo jiitamayay sanadaha badan” ayuu yiri Giuseppe Cassini ergayga gaarka ee Somalia oo la hadlayay ergooyinka shirka Qaran ka qaybgalaya shirka Qaran.

 

Mr. Cassini; ayaa waxay u tahay markii labaad ee uu soo booqdo Muqdisho, tan iyo intii loo magacaabay ergayga gaarka ee Talyaaniga uga wakiilka ah Soomaaliya, waxaana socodkiisii kan ka horreeyay uu ahaa mid uu la socday wasiir ku xigeenka Talyaaniga Mss. Partisio Santinelli oo Muqdisho soo gaartay, sheegtayna in shirka Qaran loo baahan yahay in laga qaybgeliyo xubnihii Maxkmadaha Xubnaha kale ee socodka ku wehliyay oo ka socday Norway, Masar iyo UN-ka ayaa waxay iyagu ka hadleen shirka iyagoo sheegay inay u yimaadeen Muqdisho indho-indheynta shirka Qaran qaabka uu ku socdo.

 

Radiofreesomalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer desperate words dont mean a thing. The NRC is continuing and the Somali's and the world are supporting it and welcoming this genuine attempt inside Somalia.

 

While those who are desperate and hate the fact that their clan millitias are being disarmed will continue to cry foul.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this