sumeya Posted May 17, 2004 WALAALAYAL ASALAAM CEYKUM WARXMATULAHII' SUASHAA UGU HORESO WAXAY TAHAY, 1:Dadkii Islaamka soo galay afarti sano ee ugu horreysey soo diriddii Nebiga scw , 2:Dhammaadka seddwxdii sano ee horreysay ee soodiriddiisii Nebigs scw goramey aheed inuu fidiyaa diinta? 3Muxammad,bin cabadullaah,bin cabdul muddalib, gortu dhashay? 4:Raggii ugu dambeeyey ee Muslimiintii garay inay haajiraan ha yeeshee ilaa iyo markaa ku haray Makkah oo aan ka bixin kuma eey ahayeen? 5:Dhibaatadii ku soo gaadhay Muslimiinta dagaalki Uxuud maxay hoos u dhigatay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted March 12, 2009 c+++ khaybar/marxab iyo yahuudda... why not take loot(ghanima) from yehud, and when is a person who is ahlu kitaab considered yehud ? what is the difference between manipulatory rhetoric and information/entertainment ? Quote Share this post Link to post Share on other sites