XOG-ogaal Posted February 12, 2007 Wararka naga soo gaaraya degmada Mataabaan ayaa sheegaya in degamada gacan ku haynteeda ay la wareegeen Ciidamada midowgii maxaakiimta islaamiga. Ciidamadan ayaa degamda xoog kaga saaray ciidan aan sidaas u tabar buurayn oo ay lahayd dawlada FS,waxaana ay hadda si buuxda gacanta ugu hayaan degmada Matabaan oo ta tirsan gobolka Galgaduud. Ciidamada midowgii maxaakiimta islaamiga oo watay ilaa iyo 4 baabuurta dagalka ah ayaa la sheegay in weerarkoodu ka yimid dhanka magaalada Dhuusomareeb, waxana Ciidamada dhigteen bartamaha degamada Isbaaro. Ciidamadan ayaa sheegay inay yihiin maxkamad islaamiya ayna diidanyihiin wixii ka soo horjeeda shareecada diinta islaamka,waxaana ay sheegeen inay magaalada u samayn doonaan maamul islaamiya. Dhinaca DFS ayaan iyagu ilaa hadda wax jawaab ah ka bixin dhacdadaan gacantooda lagaga maroojiyey gacan ku haynta degmada matabaan ee bartamaha dalka Soomaaliya. News Desk WidhWidh Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 12, 2007 and you believe widhwidh ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted February 12, 2007 Nop but its story to post on here like many of us like to do Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted February 12, 2007 Originally posted by xox ogaal: Wararka naga soo gaaraya degmada Mataabaan ayaa sheegaya in degamada gacan ku haynteeda ay la wareegeen Ciidamada midowgii maxaakiimta islaamiga. If true, it's good news. Quote Share this post Link to post Share on other sites