Xaaji Xunjuf Posted October 25, 2009 Shan dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka ******ya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso. Written by Jidbaale Saturday, 24 October 2009 17:07 Wararka naga soo gaadhaya magaala madaxda Gobolka Puntland ee Somaliya ayaa shee...a in 5 dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka ******ya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso.Dhalin yaradaas oo ah qaxooti ka soo laabtay dalka Yemen ayuu Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxman Faroole, ku tilmaamey inay argagixiso yihiin. Waxaa kale oo uu Faroole shee... inuusan shacabka ******ya xaq u lahayn in la siiyo waraaqda safarka Somaliya isaga oo ku dhaliilayey Safiirka Somaliyeed ee u fadhiya dalka Yemen oo soo siiyey waraaqda soo noqoshada. Madaxweynaha Puntland, waa masuulkii Somaliyeed ee ugu horeeyey ee si rasmi ah ugu dhawaaqa arrintaas. Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan. ONA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted October 25, 2009 Thats sad and so wrong. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 25, 2009 Somali Ethiopian? Shame on you. Shame on those selling the blood of our brothers!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 25, 2009 Che, I think Xaaji didn't see or read the first sentence of the article so he could use it as a title! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 25, 2009 Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan. Intaas iyaguba miyay samayn kari waayeen xataa haday samaynayaan ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 26, 2009 way samayn karrayeen laakin dee xidhiidka , Ethiopia ba xumaanaya haday iyaku sameyaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 26, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: quote: Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan. Intaas iyaguba miyay samayn kari waayeen xataa haday samaynayaan ??? Is there any humanrights activists in Puntland? :confused: PS Is Faroole trying to prove something? The pace of these arrests and this level of humiliation is very unsettling to anyone leave those being targetted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 26, 2009 Everydog has his day Quote Share this post Link to post Share on other sites