Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Ali Mahdi opposition groups have failed to stop the NRC

Recommended Posts

Md. Cali Mahdi oo sheegay inay kooxaha mucaaradsan Shirka Dib-u-heshiisiinta isku hawleen sidii ay Taageeradda Beesha Caalamka u xayiri lahaayeen

 

Mogadishu, Arbaco , August 29 2007 SMC

 

Guddoomiyaha Shir-guddoonka Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Beelaha Somalia, Md. Cali Mahdi Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday inay Beesha Caalamka dhamaystireen Taageeraddii dhaqaale ee ay ugu yabooheen Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Beelaha Somalia ee ka socda magaalladda Muqdishu.

 

Md. Cali Mahdi Maxamed oo mansabka siyaasadda ka gaaray heer Madaxweyne, ayaa hadalkaasi maanta ka sheegay Kulankii Ergooyinka Beelaha Somalia ee ka qeyb gelayo Shirka Dib-u-heshiisiinta, wuxuuna xusay inay jireen olole ka dhan ah Shirweynaha, oo ay Kooxaha ka soo horjeeda Shirweynaha ay ku doonayeen inay Beesha Caalamka ku xayirto Kaalmadda loogu talagalay socodsiinta Shirweynahaasi.

 

“Waxaan gacanta ku haynaa Kharajkaasi oo qeyb ka mid ah la soo dhigay Shirkadda Dahab-shiil, oo maanta ama berri la soo qaadi doono, waxaana idiin sheegayaa inay kooxaha Shirka diidanaa inay Beesha Caalamka u gudbiyeen warar qaldan oo ay ku doonayeen in lagu fashiliyo Shirka” ayuu yiri Cali Mahdi oo shalay ka soo laabtay safar shaqo oo uu ku tegay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^What was the Major outcome of this NRC, Duke?

 

I heard the tfg got a promise of $150 M from uncle Sum when the old man went to Nairobi last time. Since the principle objective of holding this Conference was to get some financial backing from the concern parties, to continue this gathering with all its security headaches is pointless! Consequently it does not come as a surprise that tfg-ers sent tribal delegates away as soon as it was promised funds.

 

Now as I said it before the aim was never to reconcile Somalis. Political and security issues that were paramount before this Conference commenced remain unresolved. The way to resolve them is not hastily arranging meetings; rather it’s to examine the root causes of our current problems. With all the factors contributing to Somalia’s instability, Ethiopia flamboyantly stands out. It may not solve all of our problems but the minute we recognize that it’s Ethiopia that’s exacerbating out wounds, and take steps to address it, the closer to understanding the root causes of our conflict we would get!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this