Jumatatu Posted January 28, 2005 Qilaafkii ugu sareeyey oo soo kala dhaxgalay Col Cabdulaahi yuusuf Axmed iyo Cali Maxamed Geeddi Qilaafkii ugu sareeyey ee soo kala dhaxgalay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Rii´´sal wasare Cali Maxamed Geeddi ayaa soo shaac baxay kadib markii ay la kala shireen laba guruub oo isaga soo horjeeda dhinaca siyaasada kuwaas oo kawada dhacay magalada Nairobi ayagoo midba midka kale ku diidan yahay fikir kiisa siyaasadeed. Qilaafkaan ayaa soo jiitamayey mudooyinkaan danbe ayadoo ay keentay in ay salaanta isala garab maraan labada masuul oo markii hore xabadka isi saari jirey siyaasad ahaana kawada mideysnaa markii hore, arintaan labada masuul ayaa laga yabaa in ay dib u dhigta guuridii dowlada KMG iyo taageeriddi beesha caalamka iyo niyad wanagii shacabka Soomaliyeed ay u hayeen dowlada . Isqabqabsiga labadaan Masuul ayaa laga yabaa in uu ku sii dhax fido labada gole ee dowlad ayadoo kulankii ugu danbeeyey ee wasiirada laga dareemay qilaafka labada Masuul tasoo keentay in lagu kala tago labadii kulan ee golaha wasiirada qilafkaas oo u dhaxeyey wasiirada qarkood iyo wasiirka koowaad Si kastaba ha ahaatee is qab qabsiga u dhaxeeya masuuliyiinta Soomaliyeed ayaa laga yabaa in uu keenno bur bur shirkii mudada labada sano iyo barka loo fadhiyey sidaasna gacanta uga gasho Soomalida hogaamiye kooxeed yadii aan naxariista u laheyn shacabkooda iyo Qaramada Midoowe halkasna ay ku noqoto Soomalida Kurdiga oo kale webmaster@dayniile.com And where were we? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 28, 2005 dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 28, 2005 On a serious note I heard there are differences between the two. But there are also differences between the PM and Qaynyare. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted January 28, 2005 ^^^ falari gilgilasho kaga ma harto, ma maqashey sxb...? Quote Share this post Link to post Share on other sites