Jacaylbaro Posted May 16, 2010 Faroole Oo Ku Hanjabay In Uu Xidhxidhayo Ciddii Taageerta SSC, Xubinaha Puntland Ku Jiran Shaqada Ka Eryayo. Warar xog-ogaal ah oo aanu ka helayno ilo ku dhaw madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay kulan albaabadu u xidhan yihiin uu la qaatay madaxweyne Faroole Xubnaha golaha wasiiirada Puntland ee ka soo jeeda SSC. Kulankan ayaa lagu soo qaaday xaaladdaha ka soo cusboonaaday deegaanka SSC iyo weerarka ay soo qaadeen malayshiyada Maamulka Hargeysa, waxa kale oo layskula soo qaaday kulankan Hogaanka SSC ee haatan ku sugan gudaha SSC. Madaxweyne Faroole ayaa waxa uu ku eedeeyey xubno ka tirsan golaha wasiirada in ay qayb ka yihiin abaabulka shacabka SSC ay ka wadaan deegaankooda wuxuuna sheegay in Axmed Karaash qayb ka yahay arrintaasi , Faroole ayaa sheegay in uu ciidan gayndoono magaalada Tukaraq , wuxuuna sheegay in aanu marnaba u dulqaadan doonin in dagaal lagu qaado Maamulka Hargeysa, wuxuuna ku hanjabay in la xidh xidhi doono Xubnaha u ololeeya Hogaanka SSC. Wuxuuna sheegay in la casili doono xubintii golaha wasiirada ka tirsan ee mardanbe tagta deegaanka Buurawadal. Kulan oo ahaa mid wax ;ayskaga weydiinayey xaalada ka soo cusboonaaday Deegaanka SSC ayaa waxa codsaday Faroole in uu la qaato xubnaha ka soo jeeda SSC ee ku jira golaha wasiirada kuwaas oo aan ka hadlin hanjabaada C/raxmaan faroole ka soo jeediyey kulankan marka laga reebo Axmed Karaash oo sheegay in hawlaha uu wado ay isla ogaayeen Madaxweyne ku xigaanka oo aanu talaabo aanu la ogayn qaadin iyada oo uu arrinkaas ku beeniyey C/samad Cali Shire golahana ka sheegay in aanu waxba la ogayn Axmed Karaash. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2010 wuxuuna ku hanjabay in la xidh xidhi doono Xubnaha u ololeeya Hogaanka SSC. Wuxuuna sheegay in la casili doono xubintii golaha wasiirada ka tirsan ee mardanbe tagta deegaanka Buurawadal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2010 Faroole waba nin fiican Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2010 Faroole:- Axmed Karaashoow Iscaddee , Ama SSC Noqo, Ama Puntland. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa eed u soo jeediyey Wasiirka Hawada Sare iyo Garoomada PUntland Axmed Karaash isaga oo shir ay xalay yeesheen ka sheegay in Axmed Karaash abaabulka SSC qayb ka yahay. Madaxweyne Faroole ayaa waxa uu sheegay in Axmed Karaash gawaadhi tignika ah ka saaray Garoowe kuwaas oo uu geeyey deegaanka Buurwadal, wuxuuna C/raxmaan Faroole isaga oo toos ula hadlaya Axmed Karaash ku yidhi “ Axmed Karaashoow Am SSC ka mid noqo oo u ololee ama Puntland ka mid noqo, labada dhinaca isku helimayside” Axmed Karaashaa ayaa dhinaciisa sheegay in dhamaan hawlaha uu qabtay ay isla ogaayeen madaxweyne ku xigeen Puntland C/samad Cali Shire, oo ahayd hawl ay isku ogaayeen, wuxuuna sheegay Axmed Karaash in aanu isaga dalka u imaan in uu dhaqaale sameeyo ee ujeedadiisu ahayd in deegaanka maqan wax laga qabto Puntland ay arrintaas ahayd in ayw ax ka qabto, haddii markaa ay waxba ka qaban kariweyday shacabka deegaanka la taageero. Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire ayaa markiiba iska fogeeyey in uu Axmed Karaash la ogaa gawaadhida Tiknikada ah ee uu ka saaray Magaalada Garoowe wuxuuna sheegay in ay arrintaasi tahay mid ku koobnayd Axmed Karaash Kaligii. Golaha wasiiradda ayaa kulankan ka yeeshay arrimaha ka soo cusboonaaday deegaanka SSC, wax yaalaha lagaga doodayey ayaa waxa kaliya oo ay ahayeen sidii looga hortagi lahaa Hogaanka SSC iyada oo aan laysla sooq aadin Maamulka Hargeysa hawlaha uu ka wado deegaanka eek u saabsan sanaadiiqda. Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in a nau doonayn xilligan in dagaalo laguq aado magaalada Laascaanood , uuna ciidan geyn doono Tukaraq kaas oo is hortaaga wixii dhaqdhaqaaq ku lid ah Hargeysa Wada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 16, 2010 Things are out of his hands now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2010 Faroole waba u hanjabaya nimanki ssc. Tallow maxa is badalay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2010 I told u guys ,,, this SSCCCCC Thing is someone else's problem before Somaliland , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted May 16, 2010 Dr.Farole is playing a wait and see strategy with the seccessionist. As we all know their is conflict between the seccessionist regarding silanyo, by waiting for the election and letting silanyo take over the hargeisa seat will guarantee that the awdal/oodweyn people leave this silly somaliland mess and join federal somalia and I think farole wants to make sure they sign the papers at garowe with ahmed walad abdalla present!!! The other-side is if silanyo doesn't win which is very unlikely or if riyale postpones the election this will guarantee a war in somaliland or at the very least silanyo will split and join federal somalia and bring along his degaans. Dr. Farole however must realize if the election is postponed again that we shouldn't wait anymore and just take over sool and sanaag!!! The garaads have been told this in garowe hence why majority of the garaads are satisfied except two garaads who have gone out of the way to destroy the whole game-plan of puntland so I kind of support farole to arrest the ssc supporters because this faction will make somaliland forget their problems!!! Puntland is state that promotes federalism, any tribe that joins that system is victory for puntland and it appears were going to have new members after this election Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted May 16, 2010 Somaliland and PL are closely working together on this matter under the Ethiopian intelligence. The SSC is also a tribalish disaster waiting to happen as it is built on emotional Asabiyah. All of these entities will eventually decline to make way for the Islamic Government of Moorishland and Bladland. You heard it here first. The Caravan is coming. Where will you run, ya ahlul Qabiliya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted May 16, 2010 None of JB articles have a source, when will he start following the rules! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 16, 2010 Of course Mr. Bugland is known for hiding/deleting his sources which is unethical to say the least but here is an official press release from Puntland that contradicts his false news reports: http://horseedmedia.net/2010/05/golaha-wasiirada-puntland-oo-soo-saaray-warsaxaafadeed-ka-dhan-ah-so maliland/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 17, 2010 The SSC is also a tribalish disaster waiting to happen as it is built on emotional Asabiyah Hmmmmm ,,,, ehem Quote Share this post Link to post Share on other sites