sool_boy Posted August 3, 2009 ^ whats so funny about that , some fake qardho kid sold out his soul? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted August 3, 2009 ^^the oppressed (apparently by pland)kid from LA. at least you know to spell the city name unlike the fake orange. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 3, 2009 ^^^ Adeer you are as insightful as Mr Bean. You are no Puntlander just another SOL cat who lacks confidance and hence pretends to be not what he is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted August 3, 2009 OK! fake orange! just remember not everyone is what you are. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 3, 2009 Horta sayidow adigu meel walba ma joogtaa ,,, beri dhowaydna sowtaad lahayd reer Burco ayaan ahay ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 3, 2009 Munaasabado loogu dabaaldagayo 11 guuradii ka soo wareegatay Maamulka Puntland oo ka dhacday maanta Magaalooyinka Maamulkaasi. Posted: 8/1/2009 10:13:00 PM Shabelle: GAROOWE Munaasabado balaaran oo loogu dabaal dagayo aas aaskii sanadguuradii 11-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Maamulka Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay Magaalooyinka waa weyn ee Maamulkaasi. Munaasabad aad u balaaran ayaa maanta waxaa ay dhacday guud ahaan Maamul Goboleedka Puntland iyadoo mida ugu weyna ay ka dhacday Xarunta Maamulka Puntaland ee Garoowe. Qaban qaabada Munaasabadda oo socotay Maalintii shalay iyo maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ka qeyb galay ciidamada Booliska,Taraafikada ,kuwa qalabka sida iyo kuwa Gaashaaman. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay kumanaan dadweyna ah oo isugu jira bulshada qeybaheeda kala duwan sida Caafimaadka,Waxbaras hada iyo Ururada Bulshada kuwaasi oo socod dheer ku maray Barxadda weyne ee Magaalada Garoowe halkaasi oo salaam sharaf ay uga qaadanayeen madaxweynaha Maamulka Puntland iyo ku xigeenkiisa. Magaalada Garoowe oo kali ah kama aysan dhicin munaasabaduhuye waxaa sidoo kale ay ka dhaceen munaasabado nuucaani oo kale ah magaalooyinka Boosaaso,Qardho,Buuh uudle iyo magaalada Gaalkacyo halkaasi oo si weyn looga xusay 11-guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay Maamulka Puntland. Madaxweynaha dowladda Gobolka Puntland ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Qalabka sida iyo kuwa daraawiishta ee Maamul goboleedka Puntland,waxaana munaadsabadaani ay tahay tii ugu weyned oo nuucani ah oo ka dhacda Maamul Goboleedka Puntland. Amaanka halka ay munaasabadu ka dhaceysay ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo dadka shacabka ahna ay si weyn isugu hambaliyeynayeen Maanta Munaasabadda 11-guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay Maamulka Goboleedka Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted August 3, 2009 ^^benlow Sayidka Soomaalida ahay - HQ is Qardho. all the rest of somali inhabited places belong to me as i belong to them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 3, 2009 Berrina waxaad odhan "i'm from Dubai" ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 3, 2009 Duke or any other Puntlander, do you know where Islan Isse was during the ceremonies? Maybe he was there and out of the picture, but I doubt that. Where was he? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 3, 2009 Qardho: Puntland Anniversary Ceremony Qardho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted August 3, 2009 NICE PICS ANAA XAFLADAAN KA QAAYB GALAY IN GAROWE INABA CADI MA AHEEYN... HEESTA SANADKA KU DAYO PUNTLAND KU DAYO Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted August 3, 2009 Originally posted by General Duke: Qardho: Puntland Anniversary Ceremony Qardho Good you learnt to spell the name properly - now all you have to admit is your not from Dhulka Udgoon. Evidence: your unholy stench!! P.s lixda odey ee hoyga degmada isugu tegay - dabaldeg ma aha, i know at least three of them: Jaqanaf, Aw Axmed Ali and Kabayare and Odeyga booliska inni Cawtable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 3, 2009 War ha dhaqaaqdee ka leexo maxaa ku hordhigay ood la qardhaysantahay Quote Share this post Link to post Share on other sites