Sign in to follow this  
General Duke

Puntland 11th anniversary , victory for common sense

Recommended Posts

^^^^lool. You are not a real country, no one recognises you for one thing and its a clan feifdom the other. Anyhow Puntland is part of Somalia, what is being celebrated is the 11 existance of the state and its future.

 

Now dont be a hater, you seem to be better than most of the secessionist except for NGOONGE. Who will become an honorary Puntlander if he stops kicking those kids. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ictraafka iyo waxaas ba meel ino dhiig United nationka iyo beesha calaamkay ku xiidhantahay

Laakin waxanu nahay dawlad ka madax banaan

Somalia inteeda kalle

 

Calan leh

Dawlad leh

Asxaab qarran leh

Millatary leh

Boolice leh

Lacag leh

 

Suaahsu wa siida tan

Wayahay sii kalaan kugu dhigay sidii hore ku fahmi weyday anagu puntland waxanu uu aqoonsanahay inay ka miid tahay dawlad fereaal ah Somalia, laakin Mamuulka puntland does not return us the favor why is that , anagu waxad idinku isla jeceshihii n waanu idin la jecelnahay , waxanu anagu isla jecelnahay idinku nala ma jecladiidn why is that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wa hagaag iska walaaqo xafladina puntland

irish clubkaad ku qabanaysiin irishka sharabka ninka weyb shubaya yanay ku heesiin uun puntland ku dayo ku dayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke - Haddii uu Xaaji_xundjuf ku yidhi aynu is-aqoonsano, oo aynu is-tixgelino, adigu maxaad ku diiday? Mise daacad baanay ka ahayn, baad is tidhi?

 

Xaaji_xundjuf wrote:

" anagu waxad idinku isla jeceshihii n waanu idin la jecelnahay , waxanu anagu isla jecelnahay idinku nala ma jecladiidn why is that. "

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

loool, delusional indeed. I think the money is better spent on water and the starving and impoverished population, maybe you should pay your police officers instead of being delusional.The only reason why puntland is making this a big deal is because it sees somaliland celebrating like crazy every may 18, puntland is really an immitation state in name only, in my opinion.

 

What ever somaliland does they gotta imitate it... which is really funny.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

LOL...walee waa runtaa walaal-- Saqiirkaan rooxaanta ina laga cuudiyo ayuu u bahanyahay ee islaan faquburaalaha haya foox ku shidda mataqanaa??? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland u dabaaldageysa sanduugaradii 11aad Berri

31 Jul 31, 2009 - 1:18:03 AM

 

Cadde___Farole_1.jpg

Farole & Cadde Muse

 

Amaanka magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa la adkeyey kadib diyaargarow culus oo loogu jiro xuska sandugaradii 11aad ee markii dhidabada loo aasey dowladda Puntland 1998.

 

Wadooyinka Waaweyn ee magaalo madaxda dowlad goboleedka Puntland ee Garowe ayaa maalintii 30 July,2009 lagu arkayey Ardeyda Iskulada, ururada Hawenka, shaqalaha Wasaradaha iyo Ciidamada kuwaasoo tijaabo ku sameynayey garooonka kubada cagta ee Mire Awaare.

 

abdullahi_yusuf_ahmed.jpg

Madaxweynhii ugu horeeyey Puntland Cabdulahi Yusuf

 

Xaflada Tijaabada ayaa waxaa ka qayb galey Madaxweyne ku-xigeenka dowlada ahna ku-simaha Mud.Farole Cabdi-samad Cali Shire iyo xubno ka tirsan Wasiirada qaban qabinaya sanduugaradaan halkaas oo ay socod ku mareen qaybaha kala duwan ee ardeyda iyo shaqaalaha dowlada.

 

Xaflada sanduugarada oo ku beegan 1 Aug,2009 ayaa ah mid ka duwan kuwii hore iyada oo ay muuqato in shacabka reer Puntland niyad wanaag ka mujinayaan qaabka hay'adaha dowliga ah u shaqeynayaan kuwaasoo lixdii bilood ee ugu dambeysay ku guuleystey in ay iska-bixiyaan kharashaadkooda.

 

Magaalada ayaa waxaa ilaalo adag ka haya Boliska gobolka Nugaal kuwaasoo kaashanaya Ciidamada Darawiishta iyada Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Farole la filayo in maalinta Jimacaha 31 July,2009 kasoo dago xarunta magaalo madaxda dowlada Puntland ee Garowe.

 

Puntland ayaa ku fadhida dhul baaxadiisa leegyahay 250,000km isku-wareeg ah [ 1/3 of Somalia] iyada ku taal inta badan xeebta Somalia ka kooban tahay [ Badweynta India & Red Sea], waxaana shacabkeeda lagu qiyasa 3 Milyan oo qof kuwasoo ku-nool gobolo ka kooban Todobo.

 

Puntland oo kamid ah goobaha uusan sameynta xoogan ku yeelan dagaalkii sokeeye ee ka dhacey Somalia ayaa waxa dhidibada loo aasey 1998 iyada oo uu Madaxweynihii ugu horeeyey ka noqdey Mud.Cabdulahi Yusuf Axmad.

 

Doorashadii dhacdey Jan 8,2009 ayaa waxaa xilka si taariikhi ah xilka u wareejiyey Maxamud Muse Xirsi kadib markii tartan doorasho lagu doortey Dec,2004.

 

Xil wareejinta Maxamud Muse Xirsi ayaa bog taariikhi ah u furtey shacabka Puntland kuwaasoo muujiyey biseyl siyaasdeed marka loo eego xaalka Somalia ku jirto 20 sano ee la soo dhaafey.

 

Radio Garowe,Graowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe waa kacsan tahay labadaan maalmood.

 

Sayid, Qardho has complained about the Prep Committee not allocating the appropriate funds for the local event. That is a mere technicality in the overall scheme of things, of which the blame lies with the Prep Committee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland to celebrate eleventh anniversary

31 Jul 31, 2009 - 6:14:37 AM

 

Garowe, Somalia July 31 (Garowe Online) -The Puntland State of Somalia is to celebrate the 11th anniversary tomorrow since the establishment of the administration in August 1998.

 

The celebrations will take place at Mire Aware Jama football stadium in the regional adminstration’s capital, Garowe. Acting Puntland and president, Abdisamad Ali Shire, has been following preparations for the 11th anniversary celebrations.

 

The brief for organising the anniversay celebrations is being coordinated by the Puntland Minister for Good Governance, Mohamed Farah Isse Gaashaan.

 

Nugal regional police has beefed up Security in the capital.

 

Puntland is one of regions unaffected by the Somali civil war. One-third of the Somalia coast is in Puntland , making the state the only part of Somalia where the Indian Ocean and the Red Sea meet.

 

The first president of Puntand was Abdullahi Yusuf Ahmed, former president of the Transtional Federal Governmnet of Somalia( 2004-2008) .He was replaced by his vice president , MohamedAbdi Hashi, who lost the presidential election to Mohamud Muse Hersi ( Adde Musse) who led Puntland from January 2005 to January 2009 when the current president of Puntland, Abdirahman Sheikh Mohamud Farole, was elected the third president of Puntland in January 8,2009. The president and his delegation are expected to arrive in Garowe today.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this