Sign in to follow this  
General Duke

Puntland 11th anniversary , victory for common sense

Recommended Posts

pl_logo.jpg

 

It has been 11 years since the creation of Puntland. It has been a difficult few years but the people of Puntland have come through, today we look forward to a better future for our children a future secure, in peace and prosperity. Long live Puntland State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DABAAL-DEGA>>: Dhoolatusyo loogu diyaar garoobaya 1- Ogoosto oo maanta la qabtay....Warbixin.. ..

30. juli 2009 

 

APL

Garowe(AllPuntland)- Dowladda Puntland ayaa maanta soo bandhigtay booradii ugu dambeysay ee Dabaal-daga Xuska 11 sannad guuradii ka soo wareegtay Markii la dhisay dowladda Puntland.

 

Garoonka Ciyaaraha ee Mira Awaare ee magaalada Garowe ee caasumada Puntland ayaa maanta lugu soo bandhigay Dhoolatusyo ay dhinacyo badan ay soo bandhigayeen.

 

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna K/simaha Madaxweynaha Puntland Jen. C/samad Cali Shire iyo Wasiirada dowladda Puntland ayaa maanta ka qeybgalay, waxaana sidoo kale soo xaadiray inta badan ka qeybgalayaasha.

 

Dufcooyin ka mid ah ciidamada dowladda Puntland oo iskugu jira Boolis, Asluub, Daraawiish iyo Kuwa sida gaarka ah utababaran ayaa maanta gaado ka ciyaar qurux badan ku soo bandhigay garoonkaasi, waxaana Salaan Sharaf ka qaatay Madaxweyne kuxigeenka Ahna K/Simaha Madaxweynaha Puntland Jen. Cabdi-samad Cali Shire.

 

Sidoo kale qeybaha Bulshada iskugu jira dhinacyo badan ayaa ayana soo bandhigay barnaamijyo ay ugu talagaleen Xuskan 11-sannad guuradan, waxaana Madaxda dowladda Puntland ay aad ula dhaceen sida loogu soo baxay diyaar-garoowgan.

 

Jeneraal. C/samad Cali Shire oo ka hadlayay garoonka ayaa sheegay in ay dowladda Puntland xuskan usoo baxday, wuxuuna sheegay in ay mari doonaan 1- Ogoosto oo ah maalin ay aad ugu diyaar-garoobeen shacabka deegaanada Puntland, wuxuuna ugu baaqay in aysan jirin cid ku harta magaalada maalinta xuska.

 

K/simaha Madaxweynuhu wuxuu umahad-celiyey Ciidamada kala duwan iyo qeybaha dadweynaha oo ugu hambalyeey sida ay ugu soo baxeen maalinta, wuxuuna sheegay in ay maanta utahay maalin farxadeed.

 

Gudoomiyaha gudiga Abaabulka maalintan ahna Wasiiru dowladdaha Maamul-Wanaaga Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) ayaa shaaca ka qaaday in guul gaareen oo dhamaanba howlahoodii soo loo baahnaa ay ugu dhamaadeen.

 

Amaanka ayaa aad loo adkeeyey, waxaana ciidamada amaanka la dhigay Controlada magaalada iyo Faras-magaalaha ayagoo doonaya in ay xoojiyaan amaanka caasumada oo ah halka ay kadhaceyso dabaal-degan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Qhardo & its people will no doubt celebrate, technical issues aside, this is about Puntland State of Somalia it is not about this admin or those before it, why you are hating is all together a different question?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Qhardo & its people will no doubt celebrate, technical issues aside, this is about
Puntland State of Somalia
it is not about this admin or those before it, why you are hating is all together a different question?

spell Qardho properly before you talk to me - haddii kale uus turunturo kaaga soo matajinaya 'P'landtaan aat maalin walba laqeysid. :cool:

 

As for hating, admin this or that before or anything to do with hate - i leave that to you. you are consumed by hate - where as i am all in love with my people, country, state, city, village and all in between.

 

careful before you reply - think thrice - you are warned. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer don’t spoil the thread it is not about you. You are so vain. The city you are talking about is part of the state of Puntland and thus your hate, divisive comments are unwarranted and quite abhorrent. Now I am in celebratory mood Qardo however you spell it will celebrate with the rest of the towns, villages, and dwellings it will celebrate with the far flung Diaspora. Now go and be hateful somewhere else Puntland has moved on. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Again keep being upset and hatefull at this important juncture, the 11th anniversary of the creation of Puntland State. One can claim Qhardo all one wants but its transparent that you are as fake as your name. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

you are as fake you as you slogan, which you stole from Orange mobile network in the UK - It is quite clear you are not from Dhulka Udgoon - As your stench is too much to be any where near anything that is smells good let alone the land of punt. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What a weak comeback from a flakey individual. This thread is not about the Duke, its celebrating what Puntland has achieved thus far and what it can become inshaAllah in the future. Indeed the future is bright the future is Puntland. now go and be upset. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaano,Fanaaniin, Fardooley Ciidamada iyo qalabka sida-

 

Garoowe-(Allidamaale ):-Garoonka Kubada Cagta ee Garoowe Oo lagu soo bandhigay qaabkii ay u dhici lahayd xuska Sanad Guurada 11-aad ee Puntland.

Garoonka mire awaare ee Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowlada Puntland ayaa Saaka Subaxnimadii horre Waxaa ka Furmay qaban qabaabo balaadhan Oo loogu jirro xuska 1 AGUST oo si weyn laysaga diyaarinayo Guud ahaan Gobolada Puntland.

 

Garoonka kubada Cagta ee Garoowe ayaa waxaa ka dhex muuqday Maanta arday,abwaano,Fardoo ley,Fanaaniin,Ciidam ada asluubta Ciidamada,qalabka sidda, Madax kala duwan, Shacab aad u Fara badan iyo urarada Dhalin yarada ee Reer Puntland Waxaana Maanta ay ahayd maalin loogu Tala Galay in Taba bar baladhan loo Furo Dhamaan xubahanas kala duwan oo luugu Talagalay in ay ka qayb qaataan xuska 1 Agust.

 

Gaar ahaan maanta Waxa Si Toos ah Taba bar loogu Furayey dhalin yarada iyo ardayda Dugsiyada Sarre Waxaana la barayey qaabka ay u marayaan Wadooyinka iyo Goobaha ay ka dhacayaan xuska 1 Agust Waxaa kaloo Maanta Tababar balaadhan lagu siinayey ardayda Sidii ay Salaan uga qaadan lahaayeen Madaxda Puntland iyo qaabka ay ula jaan qaadi lahaayen ka soo qayb Gala yaasha kale ee xuska loo diyariyey.

 

Mirre awaare Waa Goobtii ay Maanta ka Dhacaysay xuska 1 Agust ayaa Waxaa ku sugnaa Masuulyiin aad u Fara badan oo ah Madaxda dowlada Sidda Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad cali Shirre iyo Qaar kale oo ka Tirsan Golaha Wasiirada Golaha baarlamaanka iyo saraakiisha sar sare ee Meleteriga Waxaana ay salaan ka qaadanayeen ururada kala duwanaa ee halkaasi ku sugnaa hadba mar aasn indha indheen u tagay goobtaasi ayaan aad ula yaabay gaado ka cayarka, qoob ka cayaarka, hadaha iyo dhaqanka bilicda heerka sare ah ee lakaasi lagusoo bandhigay iyo sida hufan ee loogu diyaar garoobay xuskaani.

 

Sidoo kale ciidamada amaanka dowlada Puntland Gaar ahaan ku Garoowe ayaa Waxay sugayaan amaanka Wadooyinka Muhiika iyo Meelaha la isugu yimaado, Waxaana laga sameyey xaruunta barxada Wayn ee Garoowe Goob luugu Talagay in ay Fariistaan Masuulyiinta Puntland Oo ay ciidamada iyo ardayda qaybaha kala duwan ay ka qayb qadanay ay salaanta kaga qaadan donaan.

 

laba maalmood oo keliya ayaa inaga xiga hadii alle nagaarsiiyo xuska 1 Agust Waxaana meel kasta Oo ka Tirsan Gobolada Puntland ka socda diyaar Garow kan Oo kale,Waxaa kaloo aad loga hadal hayaan magaaladatana Garoowe in Jaaliyadaha reer Puntland ee ku kala Nool Wadamada reer yurub asiya iyo America ay sidoo kale isu diyaarinayaan xuska 1 Agust, dalalka ugu badan ee hadda ay ka socota Oo Xafladaha lagu qabanayo ayaa Waxaa ka mid ah Egland, Denmark, Sweden, Swizsarland iyo Weliba norway.

 

Waa Mar kii ugu horaysay Oo ay ka dhacdo Gobolada Puntland qaban qaabo iyo diyaar garow kan oo kale kaas Oo luugu diyaar Garoobayo xuska Sanad Guuro ay leedahay Puntland Waana markii uu horaysay ee Puntland u ka dhaco xuska 1 Agust 11-kii sanno ee Puntland jirtay Waa markii ugu horaysay Waxana filaynaa in ay ka dhici doonto xus laga yaabo oo weli ka dhicin Puntland.

 

Abdirahman Mohamed koronto

 

allidmaale.com-Garoo we

Share this post


Link to post
Share on other sites

No we are a real country no matter what clan you hail from why the hell would any one wan to celebrate a mamuul goboleeds independence or its autonomy delusional for real.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this