RedSea Posted September 16, 2006 (Muqdisho}16.09-6Guddoomiyaha Golaha Fulinta Maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay ugaarsan doonaan isla markaana ku ugaarsan doonaan Ciidamada Afrikanka ah ee la qorsheeyay in la keeno soomaaliya meel kasta oo ay ka soo degaan ciidankaas waa sida uu hadalka u dhigay Wadaadkan oo 42 jir kuna soo can baxay dagaaladii ka dhacay Magaalada muqdisho 100 Maalmood ka hor ayaa waxaa uu caan sii noqday markii uu maleeshiyadiisa ka adkaatay Maleeshiyaadkii hoggaamiyeyaashii Magaalada Muqdisho isku haystay 16 sano aynu soo dhaafnay ayaa caddeeyay inuu diyaar u yahay dagaal uu la galo Ciidamada nabad ilaalinta ee ku soo food leh Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Ahmed oo dhawaan socdaal ku tagay magaalada Xeebta ku taala ee Sirte ee isla dalka Liibiya ayaa haatan waxaa uu ku sugan yahay Wadanka yare e Jabuuti halkaas oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas oo ku mowqif ah Maxkamadaha Islaamiga marka laga hadlayo arrimaha Ciidamada ee la qorsheeyay in la keeno soomaaliya. “Diyaar ayaa u nahay inaan dagaal kula galno Ciidamada Afrikanka meel kasta oo ka mid ah Soomaaliya, ma aha inaan ku sugayno Magaalada Muqdisho, dhulka waa Dhul Soomaaliyed, meel kasta ayaa ugu tagaynaaâ€ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Ahmed. News Desk WidhWidh Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted September 16, 2006 He so right the courts must fight those bantu soldiers and habashi soldiers And get rid of yusuf and his Ethiopian friends Somalia wil not heal till yusuf is shot in the head Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted September 17, 2006 He is right...courts should fight Xabasho and it's dabadhilifs any where in Somali soil..... Go figure:....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 17, 2006 ^^ I agree, and I doubt only 8,000 plus few more thousand Somali daba dhilif Soldiers will be able to withstand when shot from every corner by even Geeljire folks in the wild, they will have no choice but to scramble and turn their backs as some "peacekeepers" did previously. Quote Share this post Link to post Share on other sites