nuune Posted November 5, 2009 ^^ Abwaan, you made good points Xaaji, laakin I have to stop you on these lines: Mana qabo in dadka jirran ee meeshaan soo galaa ee ah dhashii dagaal-oogeyaasha ay metelaan ummaddaas dhan. I just can't take the hypocracy ay shakhsiyaad aragti gaaban meesha ay keenaan and there is nothing wrong with to question that. Sxb adoo mahadsan boqolkiiba kun jeer, nin waaya aragna waa tahay, marka aad hadalkaas leedahay ama uu qof akhristo ah indhaha uu mariyo, wey iska caddahay inaad ula dan leedahay ama aad dureyso shakhsiyaad SOL ka mida, marka akhii soo lagama fiicno adoon soo hadal qaadin hadalkaas duur-xulka ah ee turxaanka ah, waxaaba ka fiicnaan lahaa adoo shakhsiyaadka magacyadooda soo bandhigo than dul-mariskan oo keenaya tuhun, shakki, cuqdad, aar-goosasho iyo sifooyin kaloo fara badan. Qabyaaladu waa shey aad u foolxun sida aad horey u sheegtayba, dadka SOL soo galana badankood taas wey ogsoonyihiin, badankood dadku qabyaaladu wey necebyihiin, waayo dhibka iyo jahwareerka ay u keentay wadankeena ayaa laga wada warqabaa, aniga shakhsi ahaan marka aan ka hadlo, waa sheyga aan ugu necbahay qabyaalada, waana necbahay qofka ku dhaqma wax la xiriira qabyaalada, si toosa ayaana uga hor tagi qofka ku dhaqma qabyaalada anoon hadal u qarineenin, hadii kalena aan afka ka gaabsani. Sxb, intaas iga waano unbey iga aheyd, hadaan khaldameyna ii sheeg aan kaa raali galiyee, hadii kalena Ilaah hana waafajiyo kheyrka iyo samaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted November 5, 2009 Originally posted by Samafal: Does any one have the map of Galmudug state... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 6, 2009 Originally posted by nuune: ^^ Abwaan , you made good points Xaaji, laakin I have to stop you on these lines: quote: Mana qabo in dadka jirran ee meeshaan soo galaa ee ah dhashii dagaal-oogeyaasha ay metelaan ummaddaas dhan. I just can't take the hypocracy ay shakhsiyaad aragti gaaban meesha ay keenaan and there is nothing wrong with to question that. Sxb adoo mahadsan boqolkiiba kun jeer, nin waaya aragna waa tahay, marka aad hadalkaas leedahay ama uu qof akhristo ah indhaha uu mariyo, wey iska caddahay inaad ula dan leedahay ama aad dureyso shakhsiyaad SOL ka mida, marka akhii soo lagama fiicno adoon soo hadal qaadin hadalkaas duur-xulka ah ee turxaanka ah, waxaaba ka fiicnaan lahaa adoo shakhsiyaadka magacyadooda soo bandhigo than dul-mariskan oo keenaya tuhun, shakki, cuqdad, aar-goosasho iyo sifooyin kaloo fara badan. Qabyaaladu waa shey aad u foolxun sida aad horey u sheegtayba, dadka SOL soo galana badankood taas wey ogsoonyihiin, badankood dadku qabyaaladu wey necebyihiin, waayo dhibka iyo jahwareerka ay u keentay wadankeena ayaa laga wada warqabaa, aniga shakhsi ahaan marka aan ka hadlo, waa sheyga aan ugu necbahay qabyaalada, waana necbahay qofka ku dhaqma wax la xiriira qabyaalada, si toosa ayaana uga hor tagi qofka ku dhaqma qabyaalada anoon hadal u qarineenin, hadii kalena aan afka ka gaabsani. Sxb, intaas iga waano unbey iga aheyd, hadaan khaldameyna ii sheeg aan kaa raali galiyee, hadii kalena Ilaah hana waafajiyo kheyrka iyo samaha. lol...Nuune. Ugaas Thanks for the waano waanan kaa qaatay laakiin Soomaalidu waxay tiraahdaa "Farta iyo meesha bugta ayaa is og" Waan dareemi karaa dadka akhyaarta ah ee rag iyo dumarba leh ee aad adigu ka mid tahay inaysan ahayn dhal warlords. Waanan kugu raacsanahay in SOL members badankood aysan qabyaalad jeclayn, Kooxda yarta ah ee 10-ka magac samaysata marka laga reebo. Kuwa aan ka hadlayana waa is yaqaannaan, haddiiba aan SOL dhan laga aqoon. Wax macne ahna ma samaynayso inaan farta ku fiiqaa!...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites