Siciid1986 Posted January 26, 2010 Waxaan halkan ka salaamaya dadweynaha somaliland meel kasta ay joogaan, waxaan kale oo halkan ku muujinaya SNM mabaadida ay aduunka ka iibin jirtey taas oo aan u hayo cadeyn ah Kaadhkii SNM. Kaadhkan waxaan ka qaatey Abu-dabey bilowgii 1989 kii waxaan Denmark galey 26 jun 1990. Wakhtiga isaga ah oo aan sitey baasboor Tansaaniyaan ah oo aan ka iibsadey magaalada Puna oo ku taala HINDIYA baasboorkii waxaan ku jeexjeexay diyaaradii aan la socdey dawlada dheenishkuna waxay i waydiisey cadeyn bal wadanka aan ahey iyo qofka aan ahey , waxanan tusey kaadhkii SNM sidoo kale waxaa jirtey qofkii aan cadeyn wadan in la xidho sadex bilood , anigase nasiib wanaag waxaa laygu aqoonsadey oo mudo ka bacdina sharcigii laygu siiyey kaadhkii SNM kaadhka sawirkiisuna wuxuu la socdaa qoraalkan. Waxaa ku cad kaadhkan oo ku qoran ujeedada SNM oo ah Diqmuraadiyad , Cadaalad, iyo midnimada Somaliya. Kaadhkana keligey ma haysto dad badan oo SNM ah ayaa haysta. Gebagabdii Axmed Siilaanyo runta ayuu ka sheegey su,aalihii la waydiiyey, hadii aanu sheegi lahayna halkan ayaan ku kashifilahaa Abdulaahi Ahmed Xeef ( Timacade) http://www.radiohormuud.dk/news.php?id=3449&page=1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2010 Aaaahhhhhhhhhhhhhhh ,,, The Good Old Days Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 26, 2010 Axmed Siilaanyo ma nabad noqday ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2010 Booqashadii Zenawi ee Jigjiga ka waran ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 26, 2010 Interesting today is a big day to celebrate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 26, 2010 ^Kaasi wuxu ahaa qariib. Lamana dhihi karo magaalo uu maamulo ayuu yimid. Kaaga darane markii diyaradii qaraxday loo sheegay wuuba dhuuntay ,,,, cagaha ayuu wax ka dayey. Iga walle in caalamku uusan waxba ka ogayn booqashadiisa, wuxuuna Diiday inay racaan suxufiyiinta madax banan ee u shaqeeya Warhaabinta Aduunka.. Siilaanyo ,,,, iyo garaad Jaamac warkooda?@JB Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 26, 2010 i have one 2 exactly the same one. only magacayga ku qoran lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 26, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Aaaahhhhhhhhhhhhhhh ,,, The Good Old Days JB adiga kaarkaagii ma haysataa weli? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 26, 2010 ^ War isagu guul wada yaasha ayuu ka mid ahaa. Bal Hunguri soo waydii... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 26, 2010 ^Odeygii seedigii ahaa ee kacaanka qoray ayaa laguu yaqaanaa.. Baar guuled, Bixinduule, caga gub, ganat iyo biyoxirkiiba waan ku arki jiray Intuuna kacaanka ku biirin wuxuu ahaa deg low daacad markii danbe muqawad ayuu u dalacay. Ganacsiga iyo kacaanka inuu usoo kaadi cabay kuu diidi maayo. Laakin kani weligiii xabad qash kama siin. Isba weydii oo imisa ****** ah ayaad min marduuf jaad ah ku laaluushtay dheh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 27, 2010 Originally posted by Dajiye: ^ War isagu guul wada yaasha ayuu ka mid ahaa. Bal Hunguri soo waydii... looool Dajiye oo wuxuu hadda isla xiijinayaa(oo derbi kasta Somaliland ugu sharraxaa) ma wuxuu rabaa to compensate for guulwadenimadii badnayd? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cyber_Nomad Posted January 27, 2010 Nothing was good about those old days, the killings the displacements, the injustice, the armed struggle, living under the false 'unity' delusion. nothing good at all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 27, 2010 Originally posted by Dajiye: ^ War isagu guul wada yaasha ayuu ka mid ahaa. Bal Hunguri soo waydii... Where is Jb to reply to this. Where is Hunguri to confirm or deny? I'm keeping my mouth well shut (having spoken to both men about this in the past). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 27, 2010 ^JB waa mujaahid. Laxanka ayuu mar mar saari jiray heestii . Welina shaqadiisii buu sidii u sii wataa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 27, 2010 lol...Dajiye ma waxaad leedahay Cabdi Muxumad Amiin(AUN) .........jiryoow jiryoow ka daba dhihi jirey? What a nice song balse naf cimrigeed jireysa lama sheegin. Quote Share this post Link to post Share on other sites