Sign in to follow this  
A_Khadar

Talks between Buhodle People and Ethiopians

Recommended Posts

A_Khadar   

Nimaan shani kaa reebin sharci kaama reebo..

 

Magaalada Buuhoodle ayaa saaka degan ka dib markii ay kulmeen saraakiisha ciidamada itoobiyaanka ee xalay gurmadka ku soo gadhay magaalada Buuhoodle iyo Saraakiisha iyo wax garadka magaalada ku dhaqan.

 

 

Wada hadalkaas oo lagu kala saxeexday xabad joojin iyo in lakala gurto maydadkii iyo dhaawacii shalay lakala guran kari waaayey, waxaa kale oo lafilayaa in ay bilowdaan wadahadalo rasmi ah oo lagu lafa gurayo dagaalkii shalay kadhacay magaalada iyo cidii dagaalkaas khaladkiisa qaadan lahayd,

Maxabiistii shalay lagu qabtay Dagaalka oo xalay lawaraystay ayaa sheegay in ay ciidamadani ku yimaadeen magaalada Buuhoodle wada hadal ay yeesheen madaxwaynaha soomaliland iyo Ninka ugu sareeya ciidamada Booliska Ismaamulka Somalida,Maxaabiistani waxa kaloo ay cadeeyeen in amar lagu siiyey in ay Magaalada Buuhoodle dhexdeeda ay xabada ka bilaabaan si aan looga hor tegin ama loola dagaalamin ciidamada somaliland oo beryahanba usoo ruqaan sanayey degaanada SSC sidii ay u qabsan lahaayeen magaalooyin cusub oo aan hore gacan tooda ugu jirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Updated..

 

Ethoipians will move within three days from Buhodle.. Guul for Buuhoodle people and entire Somali people.. Intii ku dhimatay alle ha unaxariisto..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this