Juje Posted August 28, 2008 So much have been said by the chief Yeey camp in SOL. I would really like to see his timid explanation to this “Halkan isuma soo taagin in aan hadal badan idiin sheego, heshiiskii waxaa idiin aqriyay Ra’iisal Wasaaraha, waxaanse idiin sheegayaa hadal yar oo nuxur leh, wuxuuna yahay in heshiiska aan gaarnay uu yahay mid ay ku jirto maslaxada Dowladda Federaalka Soomaaliya waayo Beesha Caalamka iyo Mas’uuliyiinta Dowladaha aan saaxibada nahay ee na taageera waxay nagu yiraahdeen haddii aadan heshiis gaarina nagu tashan meysaan, marka waxay ila tahay in ay haboneyd in aan heshiiskan gaarno”ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xildhibaannada Baarlamaanka oo aad u buuqayay dhowr jeer ugu celceliyay in haddii aysan dooneyn in ay dhegeystaan uu iska tegayo kadibna ay war cad ka heli doonaan. C/llahi in Parliament today...where is the macho in him...bloody mockery in governance. Full Text & Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 28, 2008 I told you guys, this time it was the Nuur Cadde who won. The guys is too dissapointed now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 28, 2008 The EU and UN pressured all sides to come to an agreement so no surprise there. I'm just enjoying the sharp turn around from the Yeey camp on these pages. Sankaa laga jabiyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 29, 2008 heheheheeh...Nice cartoon pic' Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 29, 2008 in haddii aysan dooneyn in ay dhegeystaan uu iska tegayo kadibna ay war cad ka heli doonaan. Is that booto.com, or waabsi.net, or simply he means to exercise his power and fire everyone in the parliment. Juje celebrating and congratulating his man(Nur Cade) PS: Waiting for what Duke has to say about this speech and the cartoon, he will deny any speech took place Wallee labadiina waa la idiin baqaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 29, 2008 Nuune sxb labada ha is bar-bar dhigin, Nuur Caade will never say something like this: Macalin Jiisow aamus cid kaa itaal xun meesha ma fadhidee, walaahi cid kaa itaal xun oo gurigeeda la haysto, oo kaaga **** xun inaysan jirine” C//llahi Yusuf part of his speech yesterday and refering to one of the MP's who were jeering him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 29, 2008 This is a good news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted August 29, 2008 Macallin Jiiskas sidaa loogu qarxiyey kee buu aha? Waxsan maqlay Cabdullahi ayaa ku yiri xilibaanadii joogay in haddii aad orta ka joojin wayaan uu banaanka isaga bixi war (jawaab) degdega ayaad iga helaysaan -oo uu ka wadey waan idin kala diraya- sowta ayagii oo dhami wada amuseen juuqna laga waayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 30, 2008 Originally posted by Juje: Nuune sxb labada ha is bar-bar dhigin, Nuur Caade will never say something like this: Of course Nuur Cade is better, your main man After all, the debate between you and Duke is: Who is beter man, Yeey or Cade! Ramadan Kariim sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 1, 2008 looooool ,, waar maxaa ragga la isugu dirayaa ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 1, 2008 ^^^^^^ Aqliilow...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 1, 2008 ^ ^ which language is that ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 1, 2008 ^^^ JB, Juje waa Sujui hala yaabin Juje, mambo rafiki yangu, habari ya leo, kila kitu sawa sana kabisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 1, 2008 habari ya kazi ndugu ? Quote Share this post Link to post Share on other sites