The Zack Posted August 11, 2010 ^ . Amin never ceases to amaze me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 11, 2010 Great cartoon. wuu la helay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted August 11, 2010 toloow ammiinkanina yuu la jahaadsan yahay, waa iska jahaadsan yahay uun, talyaanigu wuxuu dhahaa LOTTO CONTINUA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 11, 2010 Waa Somali damiir leh Amin. Diciif kolkay xaaladu adkaato Tigre aan barino leh ma aha. By the way Damarka, what came of the UWSLF Ethiopia agreement? Recite article 39? Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted August 11, 2010 Qoodhay iyo xeraday ma ila heshay nabarkaas. Article 39 of what and where? I think you mean the Ethiopian constitution, Sorry I used to have a copy of it but lost now . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 11, 2010 Heshisku wuxuu ka hadlay cafis, maxaabis la siidaynayo iyo xusuusin la xusuusiyey sh.Ibrahim team jiritaanka Article qeexaya in 'qowmiyadaha Itoobiya ay xaq u leeyihin xuquuqda aayo ka talinta ilaa heer gu'itaan'. Wa nin sheekh ah oo inta gole loogu yeedhay loo aqriyey " Ara ayta ladii, yuka dibu fi diini... walaa ya xudu calaa dacaami miskiini", deedna la yidhi cilmigaa waligaa meela ma ku aragtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted August 11, 2010 Dee waa sax illeen isagu dadka dhibaatada haysata uun buu ka naxay oo heshiiska u ghalaye naftiisa ama power bargaining issues uma gelin heshiiska, koow Tan labaad Sxb tigreegan waa taad tiriye Dastuurkan jira shuruudo UWSLF, ONLF, OLF AND so on shuruudo ay soo hor dhigaan ku beddelimayaan,laba Ninkii nabad haysta xeel iyo halgan duruufaha lagu waajahayo oo cilmiyaysan aad uga fekera ayaa ummad aayaheeda ka talin og. A&T Sxb Tagto Daayoo timaaddo AGOOW Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 12, 2010 Califalaaxa uu u giliye igu daran. Lugo xiito xiito ahna waa u sawiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites