Nephissa Posted November 27, 2008 Somalia waxaa ka jira hogaamiyeyaal badan oo aan aqoon ku hadalka luqadaha dunida ugu horeeyo, sida Ingiriiska, Faransiiska iyo Carabiga, waxaana ragga la tilmaamo ka mida Madaxweyne Yusuf oo taariikhda u gashay inuu Aayado Qur'aana u qaatay maahmaah Carbeed. Cabdullahi Yusuf oo ay garbo fadhiyeen Xuseen Ceydiid, Maxamed dheere iyo Maxamed Warsame Darwiish ayaa Sanadkii 2007 markii uu tegay Madaxtooyadda Mogadishu wuxuu jeediyay hadal farxadi ku qasabtay oo uu ku sibxaday "Carabtu waxay ku maahmaahdaa Ina macali cusri yusraa , waa Ilaaheey mahadiis, hadii aan galabta dhex fadhino Villa Somalia, Wahaabiyadiina laga adkaaday" ayuu yiri Korneyl Cabdulahi Yusuf oo dhoola cadeeynayey. Raggii la fadhiyay ayaa qosol u jiibiyay hasse yeeshee nin is heyn waayay ayaa ku yiri "Madaxweyne maah-maah maaha ee waa Aayad Qur'aana" Maxamed Dheere, Salaad Cali Jeelle, Adan Madoobe oo ka mid noqday madaxda sare ee Dowladda Federalka ayaa ka jaahil qabo barashada luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga, waxaana baaris la sameeyay lagu xaqiijiyay inay Englishka uga hadlaan erayo kooban oo ay had iyo jeer adeegsadaan, sida, Power Sharing, Peace Agreement, 4.5, TFG,International Community iyo Government forces. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 27, 2008 LOL, took you more then a year to bring he said she said joke. By the way, when did the knowledge of foreign languages become a prerequisite to lead Somalis, even though we all know Yusuf speaks better English then the fools you support. Lastly baaristan wax lagu "xaqiijiyay" ya sameeyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 27, 2008 "Carabtu waxay ku maahmaahdaa Ina macali cusri yusraa, Thanks for making my day ,,,,,,,,,,,, looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Member-sol- Posted November 27, 2008 Taasi maahmaah ma ahee, waa aayad quraan ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites