General Duke Posted July 28, 2008 Madaxeynaha DGPL Oo Wareegto ku Magacabay Wasiirka Arimaha gudaha PL Madaxweynaha DGPL Gen: Cade Muuse Xirsi Cade ayaa Maanta Wareegto ka Soobaxday Xafiiskiisa Lambarkeeduna aheyd 82 Islamarkaana ku Taariqsaneyd 28-07-2008/ayaa Waxaa uu ku Magacaabay Wasiirka Arimaha gudaha una Magacaabay C/xamiid Garaad Jaamac Garaad Cali . Sidookale Wareegtadan ayaa waxaa uu Madaxweynuhu ku Magacaabay Lataliye Gobol Kaas oo Isagana Loo Magacaabay Dr: C/rashiid Barqadle oo Isagu Ahaanjiray Isla Wasiirkani Maanta loo Magacaabay C/xamiid Garaad Jaamac. Madaxweynaha Ayaa Waxaa uu u Tiigsaday Magacaabistani Dastuurka PL Qodobkiisa 54,aad Farqadiisa 19,aad Kadib Markii uu latashaday Madaxweyne ku Xigeenkiisa iyo weliba Isimada Iyo Waxgaradka Gobolka Sool isagoo Markaana Sheegay in uu u Fiiriyay Aqoontiisa iyo Weliba Waayo aragnimadiisa . Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo Ku Sugan Caasimada DGPL Ee Garoowe ayaa Maanta Waxaa uu Booqasho ku Kala Bixiyay Qeybo ka Mid ah Gudaha Magaalada Garoowe Gaar ahaana Xarunta Sunaamiga loo yaqaan oo ay Degenyihin Dadkii soo Barakacay Kadib Markii ay ku Dhufatay Duufaantii Tusunami . Waxaana Sidookale Madaweynuhu Boqasho uu ku Kala Bixiyay islamarkaana uu kulan la Qaatay islaan Ciise Islaan Maxamed oo uu Gurigiisa ugutagay Islamarkaana kawada sheekeesteen Xaaladaha Deegaanada Puntland Gaar ahaana Gobolka Nugal. C/naasir Yaasiin SBCInternational- Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted July 28, 2008 Not a good move as this guy will not deliver! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 28, 2008 Who is this dude old man? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 29, 2008 Habsade used to hold this post and now in Hargaisa, while this new minister ran away from Hargaisa where he held ministerial posts. It is time Sool people should choose what they want,and not played by opportunists. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 29, 2008 what the He** is going with these administration. get fired here,you job is guaranteed there. have they not learned anything from the xaabsade none sense. If you ask me, some kind of a loyalty test would be useful for both administrations because as things stand, these solders and civil servants are a mockery of both. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 29, 2008 ^Exactly right, this dude is another Xaabsade. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 29, 2008 lol, running across the border has become the best career move these days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 29, 2008 Haabsade is fine in Hargeisa without any post ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 29, 2008 wassent he in hargesa last year this is funny any that name of him ringd a bell any way waxbamaha wa postkii reer sool hay iska lahayeen uun baa la siiyee nothing different Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 30, 2008 Just proves that there is only one country called Somalia, and that this is politics and nothing more. Quote Share this post Link to post Share on other sites