Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Puntland names new cabinet posts SOOL focus

Recommended Posts

Madaxeynaha DGPL Oo Wareegto ku Magacabay Wasiirka Arimaha gudaha PL

 

 

Madaxweynaha DGPL Gen: Cade Muuse Xirsi Cade ayaa Maanta Wareegto ka Soobaxday Xafiiskiisa Lambarkeeduna aheyd 82 Islamarkaana ku Taariqsaneyd 28-07-2008/ayaa Waxaa uu ku Magacaabay Wasiirka Arimaha gudaha una Magacaabay C/xamiid Garaad Jaamac Garaad Cali .

 

Sidookale Wareegtadan ayaa waxaa uu Madaxweynuhu ku Magacaabay Lataliye Gobol Kaas oo Isagana Loo Magacaabay Dr: C/rashiid Barqadle oo Isagu Ahaanjiray Isla Wasiirkani Maanta loo Magacaabay C/xamiid Garaad Jaamac.

 

Madaxweynaha Ayaa Waxaa uu u Tiigsaday Magacaabistani Dastuurka PL Qodobkiisa 54,aad Farqadiisa 19,aad Kadib Markii uu latashaday Madaxweyne ku Xigeenkiisa iyo weliba Isimada Iyo Waxgaradka Gobolka Sool isagoo Markaana Sheegay in uu u Fiiriyay Aqoontiisa iyo Weliba Waayo aragnimadiisa .

 

Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo Ku Sugan Caasimada DGPL Ee Garoowe ayaa Maanta Waxaa uu Booqasho ku Kala Bixiyay Qeybo ka Mid ah Gudaha Magaalada Garoowe Gaar ahaana Xarunta Sunaamiga loo yaqaan oo ay Degenyihin Dadkii soo Barakacay Kadib Markii ay ku Dhufatay Duufaantii Tusunami .

 

Waxaana Sidookale Madaweynuhu Boqasho uu ku Kala Bixiyay islamarkaana uu kulan la Qaatay islaan Ciise Islaan Maxamed oo uu Gurigiisa ugutagay Islamarkaana kawada sheekeesteen Xaaladaha Deegaanada Puntland Gaar ahaana Gobolka Nugal.

 

C/naasir Yaasiin

SBCInternational- Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Habsade used to hold this post and now in Hargaisa, while this new minister ran away from Hargaisa where he held ministerial posts. It is time Sool people should choose what they want,and not played by opportunists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

what the He** is going with these administration. get fired here,you job is guaranteed there. have they not learned anything from the xaabsade none sense. If you ask me, some kind of a loyalty test would be useful for both administrations because as things stand, these solders and civil servants are a mockery of both.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wassent he in hargesa last year this is funny any that name of him ringd a bell any way waxbamaha wa postkii reer sool hay iska lahayeen uun baa la siiyee nothing different

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this