Siciid1986 Posted November 3, 2010 Go,aamo ka soo Baxay Shirka Widh-widh . Burco-(TogdhNews)- Shirkii ka Socday Magaaladda Widh-Widh ee u Dhexeeyay Xukuumadda Soomaaliland iyo Madax Dhaqameedka Degaankaasi, oo la filaayo in uu maalinta Berito soo gaba gaboobo ayaa labada Dhinac isla Gaadheen Go’aamo ka kooban Dhawr qodob. Sida ay u Xaqiijiyeen Jamhuuriya Xubno ka mida Waftiga Xukumada ee Shirkaasi ku sugani ayaa Qodobada Go’aamada la isla Gaadhay ee ka soo baxay Shirkaasi Waxa ka mida. 1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo 2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta ***********. 3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi. 4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale. 5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka. Togdheernews.com Burco Office Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 3, 2010 Good news beesha widhwidh nabad bay qateen. hormarku wanaagu sharaftu dawladnimadu qaranimadu intu ba halkasay ku jirta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 3, 2010 Nabadi kaa dheer intaad dad deegaanadoodi ku cabudhinaysid. No opression can overlast forever, enjoy while it lasts though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 3, 2010 1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo 2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta ***********. 3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi. 4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale. 5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka. That is a good road map for peace in Buuhoodle region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 3, 2010 Originally posted by Taleexi: Nabadi kaa dheer intaad dad deegaanadoodi ku cabudhinaysid. No opression can overlast forever, enjoy while it lasts though. wax cabduudhadi awoow ma jirto si fican baad u neefsan karta , Hormar iyo wanaag uun ba laga shaqeynaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 3, 2010 oon baaba i qabta markaan WiDh WiDh dhaho...Wir-wir maa iska dhahaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 3, 2010 so u can't say 'widhwidh' but you're Abwaan. funnyyyy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 3, 2010 Originally posted by RedSea: so u can't say 'widhwidh' but you're Abwaan. funnyyyy Koonfuriansku xarfaha qaar ma karran. wa wax naturkooda ku beeraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 3, 2010 Konfuriansku ma south African baa or what.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted November 3, 2010 Originally posted by Siciid1986: 1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo 2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta ***********. 3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi. 4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale. 5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka. very good agreement by the locals and the government, this should the framework to pacify the buhoodle issue Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 3, 2010 Originally posted by RedSea: Konfuriansku ma south African baa or what.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 3, 2010 Onwards and upwards. Arr yaa Xiin baryahan arkay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 3, 2010 Hadde sidiinno kale ummad dhan ma jaa'ifeyn karo oo iskuma duubi karo balse atleast hadalka koofurtu waa mid la wada karo balse Widh Widh iyo Badh...Gadh...Feedh...xaggee la geynaa? Redsea...abwaannimada adigu sideed u qeexdaa waa su'aale? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted November 3, 2010 abwaan cidkasta lah jad ayay u dhalatay taada iska dheh oo wir wir iska dheh loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 3, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by RedSea: so u can't say 'widhwidh' but you're Abwaan. funnyyyy Koonfuriansku xarfaha qaar ma karran. wa wax naturkooda ku beeraan. Aduunyo Q@ldaan wiririf meeshaan qararac nalasoo fareestey. Quote Share this post Link to post Share on other sites