Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Human Rights group condemns CRIMES commited by JVA thugs

Recommended Posts

Hay'ado cambareyay tacdiga ka jira Kismayo

26 Jun 26, 2007 - 5:07:17 AM

 

Gudoomiyaha hay'ada xuquuqda aadanaha ee Fanoole ee ka jirta gobolada Jubabada Hoose Cali Cabdulahi Cigaal Cali Bashi ayaa BBC-da u sheegay in sadexdii maalmood ee la soo dhaafey ay magaalada Kismayo ka jireen falal isugu jira hanti la dhacayo iyo ugaarsi hayb sooc ah qaar ka mid ah xafadaha Kismayo kuwaas oo ay sameeynayaan qaar ka mid ah Maleeshiyaadka gacanta ku haya magaalada.

 

Cali waxaa uu timaamey in hay'adiisu ay diwaan galisay gadiid iyo hanti kale oo ay dad shacab ah leeyihiin kuwaas oo ay maleeshiyaadkaasu magaalada Kisamyo ku sugan dhaceen.

 

Gudoomiyaha hay'ada Fanoole ayaa ka codsadey Odayaasha ay ka soo jeedaan beelahaan ay ka saaraan Maleeshiyadkan magaalada isla markaana ay soo celiyaan hantidii ay laga dhacey dadka shacabka ah.

 

Cali Baashi ayaa DFKMG ah ka codsadey in ay arrintaan soo faragaliso isla markaana u soo dirto ciidamo dhexdhexaad ah.

 

DFKMG ah ayaan weli wax war ah ka soo saarin mashaqada ka taagan magalaada Kismayo halkaas oo ay ka dilaaceen dagaal beleed foolxun.

 

Garowe Online+Wakaaladaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loooooooool..........Xuquuqda aadanaha...Duke maba xishootid...malaha kuwa xaafiisyadoodii la boobayo goobo kale ee Soomaaliya ka mid ah amaba dadka la laynayo iyaga dan lagama laha as long as dadka samaynaya aan ilmo adeer iyo kuwo ay casueem ay yihiin?

 

 

War ninyahow xishoodku waa wax fiican magaalo ayaan joognaa. Caddaaladduna ha jirto.

 

What happen to the Shirkadda Saacid?

 

by the way kuwii ummadda Soomaaliyeed dhibaya meel kasta oo ay joogaan including kuwa aad taageerto iyo kuwan aad cabashadooda kor ku soo qortayba anigu waan ka soo horjeedaa waxaanan aaminsanahay in ummadda Soomaaliyeed caddaalad iyo sinnaan loogu adeego ee ma aaminsani in gobol uu gobol kale ka sharaf badan yahay, qabiilna qabiil ka fiican yahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garooweonline.com, mudugonline.com, punlandpost.com, allpuntland.com's pulsh1tz ma ahee wax kale ha keeno. xaggeey jireeen markii xamar BM & madaafiicda lagu gaaracayey shacab aana waxba galabsan?

 

It is an insult to their intelligent adeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this