Cowke Posted July 11, 2010 Madaxwayne Farole oo kulan la qatay Maanta Mark bowdan u qaablsanaha arimaha Soomaaliya QM (Garowe) RBC: Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Garowe ee Caasimada Puntand wafdi uu horkacayo u qaablsanaha araimha Sooomaaliya Mark bowdan iyo xubna ka socda Hay,addaha deeqbixiyaasha. Wafdigaan ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee KONOKO airaport ee duleedka Magaada Garowe waxaana markii ay soo dageen kidib loo soo galbiyay xarunta Madaxtooyada Magaalada Garowe halkaa ay kulan kula qaateen Madaxwaynaha Puntand Cabdi raxmaan Maxamed Maxamuud Farole. Kulan kaa kidib ayaa waxaa saxafadda uga warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxwaynaha Puntland Dr cabdi raxamaan Maxamed Maxamuud Farole waxuuna sheegay in kulan waqti gaaban socday ay wada qaateen Xukuumada Puntland iyo Marka Bowdan . Waxuna sheegay in kuLan kaa uaga wada hadleen arima la xariira dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan puntaland sidii Hay,addaha gacan uga gaysan lahaayeen islamarkaana waxa uu sheegay in in ay jiraan dad ka mid ahaa dadkaa oo ka qayb qaata falalka amni dara ee ka dhaca Puntland Madaxwayne Farole Waxa uu sheegay in ay u sheegeen wafdigaa in ay jiraan dad badan oo loo soo qab qabtay falalkii ka dhacay Puntland ee amniga lidka ku ahaa dad ka tirsan dadka ku soo barakacay Puntand kuwaas oo uu sheegay in siyaaba khadan loo soo adeegsaday. Waxuuna tilmaamay in ay isku afgarteen si looga hortago falalkaa in dadkaa tirakoob lugu sameeyo islamarkaana loo sameeyo karar aqoonsi ah kuwaas oo uu sheegay in wax wayan ka tari doonto sida uu hada xaalku yahay horana kararkaa loogu sameeyaya dadka barakacayaasha ee ku dhaqan magaalada Gaaakcyo Mr farole ayaa dhinac kale sheegay in ay ka wada hadleen wafdigaa uu horkacayay Mark Bowdan iyo Xukuumada Puntland dhinacyada amniga sidii looga wada shaqayn lahaa waxuuna tilmaamay Madaxwayanaha in ay isla garteen in arintaa laga wada shaqeeyo . Wafdigaa ayaa la filayaa in dib ugu laabataan Dalka Kenya oo ay markoodii hore ka soo socdaaleen waxuuna socdaakaan uu qayb ka yahay safaro badan oo dhoor jeer ku soo gaaray deegaanada Puntland. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 11, 2010 30% dadka la qabtay ee fuliya dilalka qorshaysan waa IDPs-ka ...waxaa lagu heshiiyey in la tiro koobo, kaarar loo sameeyo, dhul la dejiyo" M/weyne Faroole. Audio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 11, 2010 We are blessed with a huge country and a small population. Why does there then have to be IDP camps? Dadka dhul maa la siiyo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 11, 2010 Haatu they are allocating land for them!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 13, 2010 Somalia: Humanitarian programs launched in Puntland The Puntland autonomous have to day started large operations for humanitarian for mutual assistance to the internally displaced people who mostly came from southern Somalia and inside the region, the program in which hundreds of IDPs including Ethiopian refugees and other people who from the neighboring countries are officials relocated to a new camps created by the Puntland assistance office in capital Growe where thousands of internally displaced people sheltered as a safe haven . The Punland central authority said this is an initial step to set a new humanity programs intended to protect and develop IDP plights and the refugees who live in the Puntland autonomous for asylum seeking. Numerous of mixed migrants including Somali fled people have been suffered by pressing dire situations caused by the lack of enough income and the shortage of relief operations . The United Nations development program says that it have to wait chance of what it called to began new operations to help the refugees and the internally displaced people in Puntladnd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 13, 2010 Barakacayaasha Garoowe oo la siiyey deegaan cusub Garowe) RBC: Xoghayaha Dowlada hoose ee Magaalada Garowe ayaa sheegay in Dowlada hoose ee Magaalada Garowe sisay dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan bartamaha Magaalada dhul ay ugu talagashay Dowlada hoose in ay degaan. Waxaana arintaa ka danbaysay kidib markii Dowlada hoose y maalmahaan bilowday howlgalo dib ugu hagaajinayso bilicda Magalada Garowe . Qaasim Maxamed Cabdi waxa uu intaa ku daray in dadkaa ay uga dhiseen goobaha iminka lo rarayo barakado ay biyaha ka cabaan waxuna sidoo kale sheegay in aay aad uga war hayn doonaan amnigooda . Maalmahaan ayaa Dowlada hoose ee Magaalada Garowe waxa ay waday Howlagalo kala duwan oo dhinacya badan lahaa kaa oo ay sheegtay in uu yahay mid la rabo in bilicda Mgalada lugu soo saaro amnigana lugu sugo. Dadkaan barakacayaasha oo badankood ah dad ka soo qaxay dagaalada ka jira Gobalada koofureed ee Dalka Soomaaliya ayaa ah dad gurya ay u yihiin baco iyo baakado la isa saaray waxaaana xiliyada roobabka mark la gaaro dadkaa la kulmaan dhibaatooyin xoogan.oo sababa in khasaarooyin soo gaaraan. Magaalada Garowe ayaa waxaa ku yaala ilaaa iyo lix xarumod oo ay dadkaa barakacayaasha degan yihiin waxaana dadkaan ay inta badan ka cwwdaan dhibaatooyin dhanka nolasha ka haysta . RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase Quote Share this post Link to post Share on other sites