Kool_Kat Posted September 17, 2010 Maaddeey, ujeedo kale hadeysan jirin, waa runee sheekadan maxaa politics sectionka keenay? Ma wax siyaasad kusaabsan oo aanan fahmin baa sheekada kujira? Ilaahoow hooyadaas ufududee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 17, 2010 Aamiin... Waxyaabo cajiib ah ayaa wadanka ka socda inta la is rifaayo. Yacni, while the cat's away the mouse will play. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 17, 2010 Boosaaso doesn't have skilled surgeons and sophisticated medical system to successfully extract organs for transplant purposes. Maaddeey, awoowe tani sheekadii ciyaalka lagu maaweelin jiray ayay u eg tahay. Soo hubi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 Maaddeey, awoowe tani sheekadii ciyaalka lagu maaweelin jiray ayay u eg tahay. Soo hubi. Hooyadii ilmaha dhashay saas ku dheh, Masuul. KK, hadda ka hor 'khudbo jimco' aan Politics section ku soo dhejiyey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 17, 2010 Maaddeey, tan sheekadii ciyaalka lagaga cabsiin jiray ayay u egtahay ee bahal kama foga. "Dadqal" iyo "qorismaris" raadkeeduna waa suurtogal. Adigu maxaad aaminsan tahay fikrad ahaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^Kuma dambaabi karo!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 17, 2010 ^^ yaad laakiin tuhmaysaa? Dhinacee u badinaysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 Originally posted by Kool_Kat: Xashac! Yacni 'beentaa!' camalaa??, haddana? Libaax, Hooyada hadalkeeda ayaan rumeysanayaa ilaa wax burriya laga helo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 17, 2010 Libaax, Hooyada hadalkeeda ayaan rumeysanayaa ilaa wax burriya laga helo. Ma waxaad aaminsan tahay inay shaqsiyaad bog ah oo Puntland joogaa cunnuga beerka iyo kelyaha kala baxeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^Wax kasta ma sumcada PL baa kaala daran? Chief, yuusan badnaan hadduu rabo lakin xubnaha oo la iskala baxo 'Xamar' xataa waa ka dhacdaa!. Hadii sheekada ay run noqoto & sida PL waxa ay u dhibi karto noogu kaadiye, haddii sida halkan ku qoran wiilka kelyaha & beerka oo maqan la arkay, maxay kaloo noqon kartaa?, Adiguse 'dadqal' & 'dhegdheer' miyey weli kuu joogtaa?, ogow wiil yar oo 7 jir ah baa ciidda miss'gareeyey!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 17, 2010 ^^Belo, Ma Puntland bay kaaga dhegtay dambilaawe? Sowdigan buuraha isku qaaday iyo meel aan la joogin? Awoowe, maxaad isku shidaynaysaa? Su'aal baan ku waydiiyaye, ma dhib kalaa jira? Si baad hadalka u gubaysaaye? Middeeda kale, hooyada aad soo hadal qaaday, ma waxay ka duwan tahay hooyooyinka barooranaya ee caruurtooda boqolaalka loo laynayo maalin walba? Si baad dhiiqo isugu qasaysaa dambilaawi. Mar waxaad leedahay ma dambaabi karo, mar waxaad leedahay cunuga xubnaha waa lagala baxay, mar buuro kalaadba isku qaadaysaa iyo inaad mala'awaasho hadafkayga .... Maadeey sidaan si maaha sheekh. Naga daa ninyahow . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^lool, adaaba ka daray!, cunug dhan oo dhintay xubnihiisuna maqanyihiin baad leedahay 'dadqalkii ilmaha lagu seexin jiray weeye', malaha ayaan kuu wanaajiyey, oo waxaan is lahaa odaygu meel kaluu ka fekereyaa. Dembigeyga Alle ha dhaafee, Adigu maxay kula tahay?. Edit: Marna ma dhihin: 'cunuga xubnaha waa lagala baxay' Yaa respected Admin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 17, 2010 ^^Maadeey, sidaani si maaha awoowe. Weli waad meeraysanaysaa oo su'aashii aan ku waydiiyey ayaadba dib iigu soo celisay. Adigu hadaad aaminsan tahay in cunuga xubnaha lagala baxay, yaad u badinaysaa inay yihiin habaarqabeyaasha waxaas sameeyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 17, 2010 Originally posted by Maaddeey: Edit: Marna ma dhihin: 'cunuga xubnaha waa lagala baxay' Yaa respected Admin. Xaasha, awoowe. I did not fabricate your thoughts. Let's not argue about semantics. This is what you said: Libaax, Hooyada hadalkeeda ayaan rumeysanayaa. This is what the mother said: "Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi" Quote Share this post Link to post Share on other sites