Maaddeey Posted September 16, 2010 Ujeedo kale kama lihi e Weerarka & weerarceliska ha la iska daayo!. Hooyada Ilmo Lagala Baxay Xubno Ka Mid ah Jirkiisa oo Codsi u Jeedisay Puntland Arbaco, September 15, 2010 (HOL) − Ilmaha yar ee kilyaha iyo beerka laga la baxay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Sheekh Mowlaana ,waxaana uu ahaa 7 sano jir .iyadoo maydkiisa laga helay mid ka mid ah xaafadaha Bosaaso maalmo ka hor. Wiilkan yar ayaa la sheegay in uu guriga ka soo carooday sababo la xiriira in loo gadi wayay dharkii uu ku ciidi lahaa ,waxaana maalmo dhan baadi goobayay laamaha amniga iyo eheladiisa. " Wiilkayga waxaa lagala baxay Kelyaha iyo beerka,wiilka aniga afar maalmood wuu iga maqnaa mana garanaayo xilliga la qalay '" ayey tiri hooyada wilkan yar oo lagu magacaabo Duniyo Maxamuud. Taliyaha Saldhiga Mijir Bashiir Hoobaley ayaa hooyada cunuga dhashay ku soo wargaliyay in ilmaha uu bahal cunay ,isla markaana way ku qanaci wayday,waxaana ay xustay in dad arintan ay ka danbeeyaan. "Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi" ayey hadalkeedi sii raacisay hooyadan oo siyaabo kala duwan ay warbaahintu u waraysatay. Maamulka gobolka bari ayaa wada baaris ku aadan sida falkan uu ku dhacay,waxaana arintaan lagala kaashanayaa qaar ka mid ah ha'yadaha danbi baarista ee Puntland si loo xaqiijiyo. Waalidiinta caruurta haysata ee magaalada Bosaso ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta kiiska dhacay,iyadoo wali arintan magaalada si aad ah looga hayo. Magaalada Bosaaso ayeysan horay ugu jirin falal noocaan oo kale ah marka laga reebo in caruurta la qafaasho ,waxaana isa soo taraya digniinaha uu maamulku jeedinayo ee arinta la xiriirta. Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Boosaaso,Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 16, 2010 Bahal cunay my foot. Hoobaleydaas asaga ha iskugu sheekeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted September 16, 2010 Subhan Allah. This is really sad and heart breaking. I feel sorry for the poor Somali mother; my prayers are with her, May Allah (swt) help her and give her patience. Amen. Organs are in high demand-so much that each organ can fetch a couple of thousands of £$$$$$$’s on the black market. As a result, the black market for children's organs is expanding and more and more children are kidnapped and killed. In a world where everything can be bought for a price, it seems as if the Somali children are the ones paying the ultimate price. Mijir Bashiir Hoobaley ==damiir laawe. I hate careless people like him. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted September 16, 2010 subxanalla war meeshii is getting worse its close to muqdisho now for murder rate...... tolow aint piracy making money any more..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted September 16, 2010 Didn't you see it here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 ^What do you think? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted September 16, 2010 It's hard to verify the boy's death, since there were no thoroughly investigation done by either the police or the family. So, I will leave it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 ^'Didn't you see it here' taadaan ujeeday!. Bahalka beerka & kelyaha toos u abbaaray ma dhurwaagii Yuusuf baa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 16, 2010 this story should not be used for political point scoring nor should it have been posted in politics section - there is another section called General you know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 16, 2010 ^^ Even in the general section the point scoring will continue. Wax fahan. At any rate, stories such as this one can not be believed unless they are confirmed with proper tests or at least proof that such practices do exist in Somalia. To make an accusation is easy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 Sayid (laa yaqra')maa tahay?. waxaan sadar'ka ugu korreeya ku qoray, ma aragtid miyaa?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 16, 2010 laa yaqra? sadar? horaan kuugu sheegay; anigu af carabi ma fahmo, kumana hadlo - Fahamtu??(whatever that means) maxaad warkaan - qaybta siyaasada ula soo aadday (adiga iyo kii kaa horeyayba) ma siyaasad buu ku salaysanyahay warku? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted September 16, 2010 Maaddeey, I was wondering how you missed it in the first place and posted it 3 days later, that's all! As for the "bahal" you talked about, all I will say is verify the "bahal" or otherwise. Until then, take such stories with pinch of salt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 ^lool, haddii uusan bahal jirin, in dad la bexeen lee soo hartay soow maaha?. Maxaad la yaabeysaa, maba arkin threadka Duke, haddana bogga 4aad bey ku jirtaa!. Sayid, . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . Iska illoow!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 16, 2010 People from the city have already said that the boy was eaten by wild animals, specifically a type of animal similar to a hyena if not a hyena itself. Quote Share this post Link to post Share on other sites