Dhubad. Posted February 22, 2007 Khamiis, February 22, 2007(HOL): Shalay iyo xalay ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya waxay guryahooda oo Muqdisho ku yaala ka kaxeysteen ilaa shan ruux oo qaarkood ay yihiin Culumaa’udiin si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya. Dadka ay Ciidamadaas kaxeysteen waxaa ka mid ah Khadiibkii Masjidka Isbaheysiga Islaamka Shiikh Cabdiraxmaan Cabdi Culusow (Shariifka) oo isagu mudadii burburka masjidkaas gacanta ku soo hayay. Lama yaqaano sababta ay Ciidamada u kaxeysteen Shiikh C/raxmaan oo dhanka kale ka mid ahaa Macallimiinta Jaamacadda Al-neelain ee Magaalada Muqdisho, hayeeshee waxaa loo maleynayaa in loo kaxeystay sabab la xiriirta in ay isku fiicnaayeen Mas’uuliyiintii Maxkamadihii Islaamka. Seddex dhalinyaro ah ayaa iyaguna xalay laga kaxeystay Degmada Madiina, waxayna Faadumo C/llaahi oo deris la ah dhalinyaradaas ay sheegtay in ay kaxeysteen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysnaa. Sidoo kalena, habeenkii xalay ahaa waxaa isna gurigiisa oo ku yaala Degmada Kaaraan laga kaxeystay Wadaad lagu magacaabo Shiikh Cabdi oo ka tirsanaa culumaa’udiinka deegaankaas, isla markaana taageersanaa Maxkamadihii Islaamka ee mudada lixda bilood ah ka talinayay Magaalada Muqdisho iyo deegaano dhowr oo ku yaala Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee magaalada Muqdisho ku sugan ayaa dhowr jeer oo hore waxay guryahooda uga kaxeysteen dad rayid ah, waxayna labo nin kala baxeen guri ku yaala Degmada Huriwaa, halka ay 8 nin oo kalena ay ka kaxeysteen guri ku yaala nawaaxiga KM4, walow markii dambe la sii daayay 8daas nin. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted February 22, 2007 must be the new terror task force eh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted February 22, 2007 ^How do the TFG wants to govern if their masters(Ethiopians) are either killing or arresting innocent people (i.e. Culamada) ? I can't wait until people revolt against the TFG and their masters...The current situation reminds the American invasion of Mogadishu in 1992, people were quite about it and in some cases welcomed the US army until they started behaving badly...and we all know what happened after that.! So I predict in the next few months/weeks there will be an all out war against the traitors and their masters if the situation continous they way it is now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted February 22, 2007 It won't be long before people revolt against these kuffaars and their collaborators. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted February 22, 2007 Protection should be afforded our sheikhs, imams, muftis, ulemas, iwm. Let there be among the young those who protect the most important men in our society. May Allah protect them, amin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted February 23, 2007 Originally posted by Taliban: Protection should be afforded our sheikhs, imams, muftis, ulemas, iwm. Let there be among the young those who protect the most important men in our society. May Allah protect them, amin. Al-shabaab are doing that exactly, and the recent killing of the guy who was the head in Madiino District was about the transferring of three Culimo he gave to Lo' cali Jeele, and the Shabaab got him with the punishment he deserved, indeed. That is the example we want, nothing less! If you mess around with our scholars, death will suddenly visit you, that is price, awoowe! Kheyr Allaha siiyo dhalinyaradaas, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites