Emperor Posted December 24, 2008 MOGADISHU, Somalia -- A Somali official appointed prime minister a week ago is resigning over a power struggle between two factions of the country's tottering government. Somalia's President Abdullahi Yusuf appointed Mohamed Mohamud Guled as prime minister on Dec. 16 after the president unilaterally fired Prime Minister Nur Hassan Hussein. Parliament refused to back the president, leaving it unclear which prime minister was in charge. Guled told reporters Wednesday he was resigning in an effort to end the infighting among Hussein's and Yusuf's factions in the government. The feuding has weakened the U.N.-backed administration as Islamic insurgents have been grabbing more territory. The Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 24, 2008 Incoming Somali premier quits Mohamoud Mohamed Guled, a lawmaker controversially named Somali prime minister last week after the sacking of Nur Hassan Hussein, announced his resignation on Wednesday. — AFP Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 24, 2008 Baydhabo: Raysalwasaaraha Soomaaliya Gacma Dheere oo goor dhaq qabanaya shir Jaraa'id. 24. december 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed ayaa goor dhaw shir Jaraa'id ku qabanaya Magaalada Baydhabo. Qodobada ugu horeeya ee uu Gacma Dheere uga hadlayo shirkaasi ayaa ah xaalada Soomaaliya iyo warar hoosaadyadana ay sheegayaan in laga yaabo Raysalwasaaruhu in uu soo qaado kala jabnaanta baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliyeed. Qaar ka mid ah dadka ku dhow dhow Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in uu Raysalwasaaruhu qabanayo shirkaasi, waxaana looga hadlayaa xaalado kala gedisan. Warar Madax banaan oo ka soo baxaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in tanaasul laga yaabo in uu ka muujiyo xilka uu hayo Gacmadheere, ama uu iska casilo, inkastoo ay wararkaasi yihiin kuwa aan wali la xaqiijin. Warar sugan oo ku aadan shirkaasi Jaraa'id ayaa lafilayaa in ay soo baxaan markii uu Raysalwasaaruhu bilaabo qabashada shirkaasi Jaraa'id, sida ay sheegayaan Wararka Xaqiiqada ah. Faahfaahinta kala soco www.AllPuntland.com F. C. Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 24, 2008 Baydhabo: Maxamed Maxamuud oo iscasilay. 24. december 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Maxamed Maxamuud Guuleed ayaa iska casilay xilkii uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna warkan kaga hor dhawaaqay fadhi baarlamaan oo ka socda gudaha Xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Gacma dheere ayaa sheegay in uu tanaasulkiisan ka dambeeyo markii udaneeyay Shacabka Soomaaliyeed, ilsa markaasna wuxuu ugu baaqay Soomaalida in ay ka shaqeeyaan Nabadda iyo horumarka Soomaaliyeed. Madax ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa ayana hada hadal ka jeedinaya, gudaha fadhigan baarlamaanka Soomaaliya, waxa ayna Mudanayaal badan ka hadlayaan sida ay uarkaan arintaan. F. C. Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 24, 2008 Gacma dheere ayaa sheegay in uu tanaasulkiisan ka dambeeyo markii udaneeyay Shacabka Soomaaliyeed, ilsa markaasna wuxuu ugu baaqay Soomaalida in ay ka shaqeeyaan Nabadda iyo horumarka Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 24, 2008 Gacma Dheere oo iska Casilay Xilkii Ra'iisul Wasaare Nimo ee dhawaan uu u magacaabay Madaxweyne Yuusuf. Posted: 12/24/2008 11:08:00 AM Shabelle: BAYDHABO Max'ed Max'uud Guuleed (Gacma Dheere) ayaa iska Casilay Xilkii Ra'iisul Wasaare Nimo ee dhawaan uu u magacaabay Madaxweyne Yuusuf. Kulan ay magaalada Baydhabo ku leeyihiin qaar ka mid ah xilidhibaanada Baarlamaanka kmg Soomaaliya xarunta madaxtooyada ee magaalada Baydahbo gaar ahaan kuwa ku dhanka ah Madaxweynaha ayaa waxaa ka soo baxaya in istiqaaladii uu wareejiyay Xidhibaan Max'ed Max'uud Guuleed (Gacma Dheere) oo dhawaan uu u magacaabay Madaxweyne Yuusuf Ra'iisul Wasaare Nimada dowlada kmg Soomaaliya. Kulanka oo ah mid ay irdaha u xiran yihiin isla markana loo diiday in ay saxaafada ka qeyb gasho ayaa waxaan idiin Balan Qaadeeynaa hadii uu illaah inoo Saaxmo in aan idiin soo gudbino wararka ku soo kordha iyo hadalada Iscasilaadiisa uu ka yiraahdo Gacma Dheere. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 24, 2008 lol...jagadii ugu ceebta badnayd, awalna waxba muu qabteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 24, 2008 ^Only passing the news mate, you of all people the supporter of the worst blood sucking warlord Indha'ade cannot make sensible judgement... ----------------------------------- New Somali PM resigns 12/24/2008, 4:59 a.m. EST The Associated Press MOGADISHU, Somalia (AP) — A Somali official appointed prime minister a week ago is resigning over a power struggle between two factions of the country's tottering government. Somalia's President Abdullahi Yusuf appointed Mohamed Mohamud Guled as prime minister on Dec. 16 after the president unilaterally fired Prime Minister Nur Hassan Hussein. Parliament refused to back the president, leaving it unclear which prime minister was in charge. Guled told reporters Wednesday he was resigning in an effort to end the infighting among Hussein's and Yusuf's factions in the government. The feuding has weakened the U.N.-backed administration as Islamic insurgents have been grabbing more territory. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 24, 2008 Horta gacmadhere muu suuga ila christmaska waabu dag dagay eeh Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 24, 2008 Resigning from what? A fairy position? LoL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted December 24, 2008 ^Lool Emperor that’s the spirit saxiibo report the news negative or positive, you took the lime light away from a Anti-Yeyster of was composing a beautiful post of Gacmadheeres resignation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted December 24, 2008 ^^ very intersting indeed. gacmadheere waa shaqsi soomalida inta xilka soo qabtay uugu macquulsan. uugunah degan. haduu gartay in uu umada isu casilo waa good move. Emperor thanks for the update saaxiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 24, 2008 This was a good move, its amazing when you get people who used to fight for Aydeed [Abwan] making comments about positions of law. Mudane Guled is a man of remarkable qualities who has achieved a great deal in his life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 24, 2008 Gen Duke oohinta iska tartiibi that is all I can say to you. Not everyone is qabiiliiste like you. This guy had nothing before or no jago other than being a stooge for Yey. Wax uu iska casilo meesha maba yaallaan. His master leads him to wherever he wants. Mustaqbalkaaga ka feker odayaashaan waa laguu dhaamaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites