Xudeedi Posted July 29, 2010 Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray July 29, 2010 By admin BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda: Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene; Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta; Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira; Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso; Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland. Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo. Shirkan waxaa kasoo qayb galay: Nabadoon Warsame Adan Geesood Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse Nabadoon Axmed Siciid Madaxay Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq Nabadoon Abdi Ali Farah Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor Nabadoon Abdi Salaad Farah Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse Nabadoon Faarax Cali Ilsar Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi Nabadoon Boqole Cabdi Qacle Nabadoon Yuusuf Boobe Nabadoon Cabdi Halac Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad) Nabadoon Axmad Saalax Caynab Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan Nabadoon Maxamed Yousuf Shire Nabadoon Muuse Gabayre Axmed Nabadoon Salaad Siciid Jibe Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir gudigaodayaasha@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted July 29, 2010 Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira; Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso; Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntlan The elders have spoke Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted July 30, 2010 Calling out load for the tribes to pick up their guns was terrible move, and I wonder if his son wrote them lines for him. C/laahi Yusuf and Cadde Muuse fought bigger forces and yet they did not cry like this man, and I firmly believe that he ordered Mr Jama Ismail (the prisoner) to be tortured based on the hurt and anger he showed in his speech aftermath of the skirmish. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted July 30, 2010 Originally posted by Xudeedi: Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray July 29, 2010 By admin BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda: Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene; Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta; Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira; Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso; Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland . Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo. Shirkan waxaa kasoo qayb galay: Nabadoon Warsame Adan Geesood Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse Nabadoon Axmed Siciid Madaxay Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq Nabadoon Abdi Ali Farah Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor Nabadoon Abdi Salaad Farah Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse Nabadoon Faarax Cali Ilsar Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi Nabadoon Boqole Cabdi Qacle Nabadoon Yuusuf Boobe Nabadoon Cabdi Halac Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad) Nabadoon Axmad Saalax Caynab Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan Nabadoon Maxamed Yousuf Shire Nabadoon Muuse Gabayre Axmed Nabadoon Salaad Siciid Jibe Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir gudigaodayaasha@gmail.com Been badanaa goormay intaas oo nabaddoon yeesheen. Waryaa Dhahar people stop to complain for nothing when the chips become broken. you were the people who begun to kill the inocents in the mosques and streets. and we waited that you get your real Conscience back for more than one year and seven months. but from now onward waa allow kii roon reeraha u reeb Dagaalkuna waa soconayaa until we reach our aim. Xaalkuna waa ha wareegto giraantu, Qabaa'ilkuna hubka dhigimayaan:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted July 30, 2010 ^ Cheap talk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted July 30, 2010 ^^Hopefully they get their sh!t together. This can spill to everywhere else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 31, 2010 Originally posted by dambarsame: quote:Originally posted by Xudeedi: Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray July 29, 2010 By admin BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda: Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene; Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta; Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira; Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso; Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland . Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo. Shirkan waxaa kasoo qayb galay: Nabadoon Warsame Adan Geesood Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse Nabadoon Axmed Siciid Madaxay Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq Nabadoon Abdi Ali Farah Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor Nabadoon Abdi Salaad Farah Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse Nabadoon Faarax Cali Ilsar Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi Nabadoon Boqole Cabdi Qacle Nabadoon Yuusuf Boobe Nabadoon Cabdi Halac Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad) Nabadoon Axmad Saalax Caynab Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan Nabadoon Maxamed Yousuf Shire Nabadoon Muuse Gabayre Axmed Nabadoon Salaad Siciid Jibe Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir gudigaodayaasha@gmail.com Been badanaa goormay intaas oo nabaddoon yeesheen. Waryaa Dhahar people stop to complain for nothing when the chips become broken. you were the people who begun to kill the inocents in the mosques and streets. and we waited that you get your real Conscience back for more than one year and seven months. but from now onward waa allow kii roon reeraha u reeb Dagaalkuna waa soconayaa until we reach our aim. Xaalkuna waa ha wareegto giraantu, Qabaa'ilkuna hubka dhigimayaan:D ^Ma idinkaa dirira horta? Ragii dagaaladii Gaalkacyo 'Boowe Ma Durba? Ba'ah!' laga hayo, ma eydan ahayn? Adeer weligeedba dagaal ama Dhahar ama Galgalo ama Majiyahan lagu weereray cidna kuma macaashin. Faroole Ashahaado la dirirkiisu haddaad moodeyso ineey kuu diriri karayaan wallee adigaa cirka roob ku og. Lol. Galgala bal ha isku deyaan ineey galaan hadana. Oohinta iyo baryada gobolada deriska ah, dowladaha deriska iyo beryahan caalamkoo dhan ee aad Universal ku arkaysaan dambarsan waxba ha ka sugin, adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
who-me Posted July 31, 2010 ^Dameeri hoyadeed isku halayn ayey dabada uga nuugta... Quote Share this post Link to post Share on other sites