Sign in to follow this  
General Duke

Sh Umal iyo Sh Shibile oo Ogolaaday Dastuurka Kufriga ah ee Dowlada Itoobiya.

Recommended Posts

But let me tell him and say as simple as it is 'what has changed is that this ulumaa have finally seen the light or let's say temporary as this Shabaab groups are now a threat to their livelihoods businesses and religious authority.

 

They're under-mind daily by Al-Shabaab. Their livelihoods are at stake and they see that their students have turned against them and become unrecognisable.

 

Now they see the beast that they have created and as such want to reverse the yesteryear and former strategy of theirs.

Nice one.

 

Jacphar, adeer no one insulted these men, pointing out the truth is no insult.

 

To the rest, the article highlights a clear point and indeed it is Sakhar who has pointed towards the truth more than anyone else. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

there are many ways to appraise particular stances of the ulumaa, but these sorts of cheap, politically motivated commentary is not one of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The death of the Somali youths and the state are of no importance. The reputation of men is, paramount ? thats the problem with Somali's, they either worship clans or men.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka wuu furfurtaa markii Umul wax laga sheego. :D

 

Nuunka, intuu kuu galaa wadaadkaan maa noo sheegtid wax kalaa jiree. Si aa ugu dambeysaa. Islii xataa masaajidkiisa 6ka ku yaalay ma'ahee mid kale maku tukan jirin. :D

 

Dad badan ayaa xirsigooda Umul ugu xirnaa in Islii. Haddaaba ku dambaabin nabigooda u ahaa. Umul baa yiri, Umul aa laga wariye, Umul saan ogolaaday iyo saas... Aad iyo aad u buun buunin jireen, waaba kasoo yaabay.

 

He is just another sheekh among many.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Nuunka wuu furfurtaa markii Umul wax laga sheego.
:D

 

Nuunka, intuu kuu galaa wadaadkaan maa noo sheegtid wax kalaa jiree. Si aa ugu dambeysaa. Islii xataa masaajidkiisa 6ka ku yaalay ma'ahee mid kale maku tukan jirin.
:D

 

Dad badan ayaa xirsigooda Umul ugu xirnaa in Islii. Haddaaba ku dambaabin nabigooda u ahaa. Umul baa yiri, Umul aa laga wariye, Umul saan ogolaaday iyo saas... Aad iyo aad u buun buunin jireen, waaba kasoo yaabay.

 

He is just another sheekh among many.

:DMMA, waxbarashadeeda 90% isagaan ka soo qaatey, qabyaaladna kuma aqaani, iney Somaliya burburteyna ma jecla as this title dictates, face to face kutubtaan ka raacdey xisaab malahan, and recently MMA, markaan labadeena islii wada joogney, Umal wuxuu ku maqnaa tuulo oo u aadey inuu caana geel oo saafi ah ka soo dhamo smile.gif

 

aniga iyo wadaadka taariikh dheer ayaan isku leenahay sxb oon ka sheekeen karin,

 

Same with Shibile, Cumar Faaruuq, and the grand Shariif Cabdinuur, kuligood kutubtooda waan ka raacdey, shariif cabdinuur ayaana u badan oo kutub kastoo xadiith ah ka akhristey, all the Sunan Books.

 

hadaan arko culumadaas oo wax laga sheegayo toobtaan dilaacsan, furkana waan tuuran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, ma anaa ku garan. :D

 

Laakiin ha nagu noqon kuwa aan kusoo arkay Islii. Umul ayee ku qafiifsanaayeen. Aad iyo aad u dhuuxi jireen every erey he says. Umul baa yiri, Umul baa laga wariye...

 

Laakiin Nuunkoow, sheekhaan mid aan ku arkay -- for a wadaad, wuu caro badanyahay. Qof markuu sheekh yahay waxaa laga rabaa inay degnaanshihiisa badnaato, not his xanaaq. Laakiin Umul waxaa ku arkay kistoo caro oo dulqaadka dadka u dulqaadanaayo ku yar. Hadduu suu wax u yiri si kale loo qaato ama loo micneysto, aad ayuu ugu xanaaqaa. And this happens all the time maadaama ereyadiisa qofba si uu u micneysto ula raadsanaayo in this politically charged environment.

 

Indhaheyga ku arkay waa uu Toronto yimid years ago. If you don't believe this, ask around.

 

N.B. - Masaajidka 11ka ku yaalay ma tagtay. Waa kan cusub labada dabaq ah oo Xiddig hoteel kasoo horjeeday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ MMA, masjidkaas ma tagin, waa ogtahay aniga 12k iyo 11ka kama qaraabti, waxeegaa waa sikiska wixii ka soo sokeeyo oo dhan macal Jaamka, iyo 12ka oon ka tallaabsadp xagaa iyo Section oo dhowr jeer askaxrtu igu xirtey oo xilli xun meel xun goor xun waqti xun lugeenaayo 3 :D

 

Waa runtaa, wadaadka waa xanaaq dhawyahay, saas muuba ahaan jirin oo hadaladiisa kaftanka iyo qosol ayaaba ku jiri jirey xataa markuu khudbeenaayo, laakin siyaasadan Soomaalida ee qallafsan ayuu faraha la soo galay, mana xuma, waayo asba waa soomaali, dad badan ayaana ka faaiideesto oo hadaladiisa Soomaaliya ku saabsan boqol nooc u fasiro warar dadgdag ahna ka dhigo.

 

hada waaba easy target sheikhu, haduu dhaho dagaalka hala joojiyo fikrad ahaantiisa, qolo kastaa war bey ka sameen, anaguu gaal nagu tilmaamey iyo jukundhaatuluq, marka umadeena Ilaah aa u maqan sxboow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this