General Duke Posted October 29, 2006 Ciidamo soo gaarey Muqdisho 28 Oct 28, 2006, 20:55 Maliishiyooyin ka tirsan Maxkamaddaha Islaamiga oo mudo bilooyin ah tababar kusoo qaadanayey dalka Erateriya ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho iyadoo maliishiyooyinkan ay wehliyaan kuwo kale oo dalka Erateriya u dhashay. Ciidamo oo tiradooda kor u dhaafeyso 2500 Askari ayaa inta badan waxaa ay yihiin kuwo u dhashay dalka Erateriya, waxaana loogu talagalay in ay ka qeyb qaadaan dagaalka lala gelayo dowladda KMG ah iyo Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolada dalka Soomaaliya qaarkood. Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamo kale oo Erateriyaan ah ay horay ugu sugnaayee gobolada Jubbooyinka oo maxkamahada ay la wareegeen, iyadoo inta badan ciidamadan laga soo dejiyo dekadaha macmalka ah ee Soomaaliya. Garowe Online, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 30, 2006 go to www.aminarts.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted October 30, 2006 Originally posted by General Duke: Ciidamo soo gaarey Muqdisho 28 Oct 28, 2006, 20:55 Garowe Online, Muqdisho Garowe Online, woow! You are the very reason that I always feel suspicious about anything Garowe and Puntland, just because of your exaggerations and their highly baised news coverage in the current issues. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted October 30, 2006 Originally posted by Caamir: go to www.aminarts.com loooooooooooool why does he always draw Geedi all goofy looking Quote Share this post Link to post Share on other sites