Sign in to follow this  
Emperor

Somali students support the new Administration of Puntland

Recommended Posts

Emperor   

Ardayda Soomaaliyeed oo soo dhaweeyey maamulka cusub ee Puntland (Sawiro)

Tuesday, February 3rd, 2009 at 3:18 pm

 

sudan_xaflad16Mustaf Adbirisak Ahmed

Kharduum, Sudan

 

Taariikhdu markay ahayd 30/1/2009 galabtii Jimcaha ayaa ururka aradayda Puntland ee dalka Suudaan uu qabtay xaflada wayn oo si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu soo dhawayn Madaxwaynaha cusub Dr.Cabdirixaman Faroole iyo ku xigeenkiisa iyo labadiisa gole.

 

Xafladaas oo ka dhacday hoolka wayn ee Jaamacada International University of Africa

xaflada ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin sar sare oo isugu jirta kuwo gobol iyo

kuwo caalami ah labadaba.

 

Waxaa kamid ahaa masuuliyiinta ka hadlay xafladaa lataliyaha Madaxwaynaha arrimaha Carabta Mudane Maxamed Cabdi Malow iyo masuuliyiin ka socotay dalka Suudaan iyo kan ururka ardayda Puntland ee Suudaan Mudane Muse Ahmed Ciise dhanka ururada waxaa ka hadlay ururka ardayda Jabuuti ee Suudaan Mudane Muuse Jabtuuti, Ururka ardayda ******ia ee Suudaan Mudane Mu’adin, Gudoomiyaha ururka ardada Soomaliyeed ee Suudaan Mudane Axmed Fure iyadoo halkaa khudbadihii ka baxay talo iyo bogaadin logu soo jediyey Madaxwaynaha cusub ee Puntland Mudane Dr.Cadbirixman Faroole iyo golaha xukuumada iyo barlamaanka cusub.

 

Xafladaan oo si heer sare ah u dhacday ayaa waxaa soo qaban qaabiyey gudi sare oo kala ah sidaan:

 

Mustafe cabdirisak aasparo

Ahmed Mire

Daauud maxamed nur

 

Xafladaan ayaa lagu so bandhigay gabayo khudbado heeso wadani ah majaajilooyin riwaayado dhamaana xambaarsan talooyin iyo tahniyado lo dirayo maamulka cusub ee Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do these students support the new government of somalia?

 

Looks like Puntland is taking an isolationist approach (even the public), which frankly isn't that bad. All regions should take care of themselves before cooperating in a broader level.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this